General Duke Posted March 20, 2007 Ciidamada Dawlada Somalia oo maanta weerar ku qaaday goob lagu tuhmayay in xalay hoobiyayaal looga duuray Dekeda Muqdisho. Ciidamada dawlada ayaa hab qarsoodi ah ku ogaaday in meel u dhaw Staduim Muqdisho ay xarun u tahay kooxaha hoobiyayaasha ku tuura Dekeda Muqdisho iyadoo ciidamada dawlada oo ku hubaysan gawaarida dagaalku ay maanta weerar xoogan ku qaadeen goobtaas, dagaalka oo ahaa mid qaraar socdayna ilaa 20 daqiiqo ayay ugu dambayntii ciidamada Dawladu ku guulaysteen inay lawareegaan aagaas. Ciidamada dawlada ayaa kadib markay kooxdii halkaasi fariisinka ku lahayd kala wareegeen waxay isku balaariyeen aagaas oodhan iyagoo gaaray ilaa suuqa towfiiq oo xalay hoobiyayaal looga tuuray Dekeda Muqdisho. Ciidamada Dawlada ayaa galabta lagu arkayay iyagoo si aad ah u hubaysan oo ilaalo xoogan ka haya goobihii ay maanta lawareegeen. Allmudug.org Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 20, 2007 Dagaal ku dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyooyin hubeysan Stadium Muqdisho Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu waxaa is rasaasyn ay dhex martay ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan kaas oo ka dhacay Stadium Muqdisho, waxaana la sheegay in kooxahaas ay ahaayeen kuwo ammaan-darroyin ka waday halkaas, islamarkaasna ay Dowladu ku tuhuntay in halkaas ay madaafiicda laga tuuro. Weerarkaas ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay hal ruux, waxaana iska horimaadkaan oo dhacay duhurnimadii maanta uu ahaa mid aad u qaraar iyadoo la sheegay in ciidammada Dowladda ay ku guulaysteen inay ka gacan-sarreeyaan kooxahaas rabshadaha waday, sida ay wararku tibaaxayaan. Goobtaas weerarku ka dhacay warar aanu ka helnay ayaa waxay sheegayaan in ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ******** kooxahaas inay ka tuuraan hub deegaanka Towfiiq si ay ugu duqeeyaan Dekedda weyn ee Muqdisho iyo sidoo kale Madaxtooyada, taas ayaana keentay in ciidamada Dowladda weerarka ku qaadaan goobtaas Ciidammada Dowladda ayaa waxay ku guulaysteen inay deegaankaas oo dhan isku ballaariyaan ayna ka sifeeyaan kooxahaas, iyadoo ay haatan ku sugan yihiin goobihii ay maanta gaareen, waxaan goobaha ay gaareen ka mid ahaa Suuq Towfiiq oo xalay laga tuuray madaafiicdii ugu badnaa ee ku dhacay dekedda weyn ee Muqdisho Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe) Mogadishu - Somalia 00252-1-5573.321 Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 20, 2007 Dagaal ku dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyooyin hubeysan Stadium Muqdisho waxaa is rasaasyn ay dhex martay ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan kaas oo ka dhacay Stadium Muqdisho, waxaana la sheegay in kooxahaas ay ahaayeen kuwo ammaan-darroyin ka waday halkaas, islamarkaasna ay Dowladu ku tuhuntay in halkaas ay madaafiicda laga tuuro. Weerarkaas ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay hal ruux, waxaana iska horimaadkaan oo dhacay duhurnimadii maanta uu ahaa mid aad u qaraar iyadoo la sheegay in ciidammada Dowladda ay ku guulaysteen inay ka gacan-sarreeyaan kooxahaas rabshadaha waday, sida ay wararku tibaaxayaan. Goobtaas weerarku ka dhacay warar aanu ka helnay ayaa waxay sheegayaan in ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ******** kooxahaas inay ka tuuraan hub deegaanka Towfiiq si ay ugu duqeeyaan Dekedda weyn ee Muqdisho iyo sidoo kale Madaxtooyada, taas ayaana keentay in ciidamada Dowladda weerarka ku qaadaan goobtaas Ciidammada Dowladda ayaa waxay ku guulaysteen inay deegaankaas oo dhan isku ballaariyaan ayna ka sifeeyaan kooxahaas, iyadoo ay haatan ku sugan yihiin goobihii ay maanta gaareen, waxaan goobaha ay gaareen ka mid ahaa Suuq Towfiiq oo xalay laga tuuray madaafiicdii ugu badnaa ee ku dhacay dekedda weyn ee Muqdisho Mataan Gaaboow Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
ansaar17 Posted March 20, 2007 This was the ********** meeting you're uncle attacked. Now he succesfully turned himself against the people of mogadishu. [ March 21, 2007, 01:06 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 20, 2007 ^^^The people of Mogadishu you say, we shall wait and see. They had two days and this isw hat they came up with. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 20, 2007 Bad boys bad boys Watcha gonna do, whatcha gonna do when they come for you Bad boys, bad boys Watcha gonna do, watcha gonna do when they come for you Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 20, 2007 ^^^The last stand, Culusow, Abdiqasin, their Ugas & Galaal must have watched the latest action film 300. However this not the pass of Thermopylae & they aint the fictitious Spartans.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 20, 2007 ^ My connections in hollywood could not think up any storyline that would have the clan courts comming out victorious. Even Hollywood the land of ambition and of unlikely scenarios has no plot line or lifeline for the clan courts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 20, 2007 ^^^lol. I was reading their tabloids and they really have no clue the trap they have just felt into.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted March 20, 2007 There's no such thing as TFG troops. Just clan militias that donned new uniforms. Who, by the way, are just as liable to mutiny and desertion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted March 20, 2007 ^ LOOOOOOL. I know you are wishing for mutiny and desertion. Last hope eh? Socod I wonder how you came to support the ICU, considering your a self professed non muslim. Am I correct? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^Leave Socod alone he is wishing for hope. The TFG has troops saxib and is getting more. Some are now upset at their decesion not to contribute troops which has isolated them from the rank & file.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted March 21, 2007 Oh Duke, I got it know. Like checking in airports, TFG troops leave behind their clans? What was I thinking! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 21, 2007 ^^^TFG troops are multi clan it is their oppositionn who are now meeting as a sub-clan from Guriceel. Quote Share this post Link to post Share on other sites