Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Chaos in NW Somalia as Interpeace is chased out...election Fervor

Recommended Posts

Xisbiga Kulmiye Oo Kalsoonidii Kala Noqday Komishanka Doorashooyinka

August 2nd, 2009 Comments Off

 

Xisbiga Kulmiye oo soo saaray war saxaafadeed uu kalsoonidii kala noqday Komishinka Doorashooyinka.

 

Qoraal kooban oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biix Cabdi ayaa maanta Xisbiga Kulmiye gacanta ka saaray Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka, Mr Jamac Sweden. Qoraalkan ayaa Xisbiga Kulmiye ku cadeeyay in dhamaanba wada shaqantii Xisbiga Kulmiye la sameen jiray Komishanka doorashooyinka uu joojiyay laga bilaabo maanta oo ah bisha August 2 2009. Talaabadab uu xisbigu qaaday ayuu ku sababeeyay  maadama Komishanku doorshooyinku lumiyeen kalsoonidii iyo dhexdhexaadnimadii ay sadexda Xisbi ee tartamaya dhexda u ahaayeen.

 

Xisbiga kale ee mucaaridka ee UCID ayaa isagu hore u sheegay in aanu ka qayb gali doonin doorasho aan lagu galayn bilaa diiwaan galin. Waxaana muuqata qoraal kan manta war saxaafadeedka Kulmiye soo saaray, in isna uu qaadacay ka qayb galka doorashada oo bilaa diiwaan galin lagu galo.

 

Go’aankan labada Xisbi mucaarid ku diideen in dorashada lagu gali bilaa diiwaangalin, gudoomiyayaasha labada gole ee guuritada iyo baarlamaanka ku taageereen ayaa muuqda mid ay sii adkaanayso in ay gudida komishanku iyo xukumada Riyaaleba ay qiil u sameeyaan. Maadaama heshiiska markii horeba sadexda xisbi galeeen ahaa in go’aanka doorashada lagu galayaa noqdo mid sadexda xisbi ee tartamayaa heshiis ku yihiin. War saxaafadeedkii Xisbiga Kulmiye oo tafatiran halkan hoose ka akhriso.

 

 

 

 

 

 

 

XISBIGA MIDNIMADA  IYO HORUMARINTA  SOMALILAND

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

Duke you claim Puntland is a democracy right? can you name me one official political party in puntland and whats the oppision party named?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aasaskii PL oo Muqdisho laga xusay

2 Aug 2, 2009 - 8:44:05 AM

 

Xaflad lagu maamuusayay xuska 11-guuradii kasoo wareegtay aasaaskii dowladda Puntland ayaa maanta [Aug 02] ka dhacday Magaalada Muqdisho, taasoo ay ka qaybgaleen Wasiiro, xXldhibaano iyo ururrada bulshada rayidka.

 

Mas'uliyiintii munaasabadan ka qaybgalay waxaa ka mid ahaa gudomiye ku xigeenka Baarlamaanka Cisman Cilmi Boqore, Wasiirada Haweenka & Arimaha Qoyska Qadiijo Max'ed Diiriye, Wasiirka Howlaha gud iyo guriyeynta Cali Axmed Jaamac [Jangeli], Wasiirka Ganacsiga C/rashiid Maxameed Xidig, Xil. Xuseen Caraale Cadaan iyo xubno kale.

 

Ugu horeyn waxaa xaflada oo lagu qabtay Hotel Saxafi ka hadlay Cismaan Boqore isagoo si weyn ugu nuuxnuuxsaday guusha ay ku taalsatay Puntland iyo nabada ka jirta, wuxuuna carabka ku dhuftay in qaybaha kale ee dalka looga baahan yahay inay la yimaadaan nabad la mid ah mida maanta ka jirta Puntland.

 

'Runtii Puntland waxay ku talaabsatay nabadgalyo, waxaana u dirayaa madaxdeeda iyo shacabka salaan diiran; waxaana goobaha ay dagaalada ka jiraan ugu baaqayaa in lagu daydo Puntlad iyo goobaha kale ee ay nabada ka jirto'' ayuu yiri Boqore.

 

Wasiirka Howlaha guud Mud. Jangeli oo isaguna hadal kooban ka jeediyay xaflada ayaa sheegay in Puntland oo lagu daydo ay horseedayso nabad, wuxuuna sheegay in DF ay ku jirto dadaalkii ay nabad uga dhalin lahayd gobolada ay ka taliso.

 

"Puntland waxaa ka jirta nabad la isku haleyn karo, waana ku bogaadinaynaa talaabadaas, waxaana ka codsanayaa shacabka Muqdisho iyo gobolada kale ee dalka inay ku daydaa Puntland ayna ka shaqeeyaan nabada" ayuu Jangeli yiri.

 

Xil. Qadiijo Max'ed Diiriye ayaa iyadu hees kusoo dhaweysay xuska sanadguuradii 11-aad ee Puntland, iyadoo carabka ku dhuftay in MGPL uu yahay mid lagaga daydo amaanka iyo kala dambeynta uu ka hirgeliyay gobolada uu ka taliyo.

 

"Gobolo ahaan Puntland waa dhul baaxad weyn, waxaana maanta ka jirta nabad lagu gam'o, aniguna waxaan oran lahaa tusaale halaga dhigto Puntland" ayay wasiiradu hadakleeda kooban ku timid iyadoo hees u tirsay Puntland.

 

Waxaa sidoo kale xaflada ka hadlay Xil. Xuseen Caraale Cadaan wuxuuna si weyn uga hadlay nabada ka jirta Puntland iyo Somailand, isagoo DFKM ku booriyay inay amaanka iyo degenaasho kusoo dabaasho gobolada ay maamusho.

 

Dhamaan xubnihii ka hadlay xaflada ayaa waxay sheegeen in Somaliland ay qayb ka tahay Somalia, ayna ku faraxsan yihiin amaanka ka jira Puntland iyo Somaliland, iyagoo xusay in DFKM looga baahan yahay inay goboladaas kula midowdo nabad.

 

Madaxweynaha Puntland C/raxman Sh. Maxamedd Farole oo khadka talefoonka kaga qaybgalay xuskan ayaa sheegay in dadkii ka cararay dagaalada ka socda Muqdisho ay magangalyo ahaan ku joogaan Gobolada Puntland.

 

Faroole, wuxuu ka dalbaday dhinacyada dagaalku u dhexeeyo inay u u damqadaan shacabkooda ayna nabada ka shaqeeyaan iyagoo hubka dhigaya, kuna fikiraya si Soomaalinimo ah.

 

Mamulka Puntland ayaa la dhisay 11-sano ka hor, iyadoo ay soo qabteen hogankeda madax badan oo si dimuqradi ah lagu soo doortay, waxaana mamulkan uu taageersan yahay Dowlada Federaalka ee haatan jirta.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Duke you claim Puntland is a democracy right? can you name me one official political party in puntland and whats the oppision party named?

 

The definition of democracy from Merriam-Webster dictionary

: government by the people ; especially : rule of the majority b: a government in which the supreme power is vested in the people and exercised by them directly or
indirectly
through a system of representation usually involving periodically held free elections

Merriam-Webster Dictionary

 

In Puntland the democracy is administered through the people indirectly, there are 66 parliament members who evenly represent every region in the state. Those parliament members place their votes supporting the person that the people in their region want as the next President. We have had two free elections that were held on time and free of violence Alhamdulilah. Those parliament members will have to answer to the people that live in their region if they place a vote with someone without consulting their constituency. For instance if they were paid off to vote for someone that no one wanted, they'd have to answer to their constituency. When the Parliament member is placing their vote, they are representing the people that live in their area.

 

This is form of democracy is temporary and multi-party systems will be brought forward insha'Allah, eventually resulting every citizen casting a vote. The elections are held on time and are free. This hasn't been hasn't been seen anywhere else in the horn of Africa.

 

However, I truly believe that the reason why Puntland is so successful in this system is for the simple fact that no one can dispute the outcome of an election. They can't say there was voter fraud, or that someone casted more then one vote. In Puntland everyone knows who a parliament member casted his vote for. The loser can't come back and say that I don't believe that this region didn't vote for me. Everyone witnesses him put his ballot in the box. After seeing the election problems in Kenya and Iran, we need to think if we have the resources to hold one man, one vote. The NW Somali admin in Hargeysa tried this and have continually cancelled theirs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this