Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Chaos in NW Somalia as Interpeace is chased out...election Fervor

Recommended Posts

Daahir Riyaale: Beesha Caalamka ma maamusho Soomaliland

 

Horseed Media

Hargeysa, Somaliland

 

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa ku dhawaaqay in Doorashada ay dhici doonto ayadoo Diinwaangelintii la qaaday, wax kama jiraan laga soo qaadayo, oo habkii waagii hore ee safafka ahaa, codka loo dhiiban doono.

 

Madaxweyne Riyaale ayaa ku sheegay in “go’ aan sax ah”, in ay dowlada Somaliland dalka ka saarto mas’uulkii u joogay hay’ ada Interpeace ee gacanta siinayey Guddiga Doorashada Soomaaliland.

 

“….Wax badan baan ninkan u dul qaadaneynay…hawlo uusan lahayn buu faraha la galay…” ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliland oo wareysi siinayey BBC-da.

 

Ciidamada Booliiska ee Soomaaliland ayaa saaka Hotel Mansoor ka kaxeeyey Mr.Samoro oo ahaa wakiilkii hay’ ada Interpeace ee Soomaaliland, kadib markii ay dowlada Soomaaliland ku eedaysay in, mas’ uulkan uu bixiyey listigii diiwaangelinta shacabka.

 

Khilaafkan ayaa soo shaac baxay todobaadkan kadib markii Guddiga Doorashada Soomaaliland uu sheegay in Serverkii codbixinta maamuli lahaa uusan wakhtigii la rabay ku hawlgelin, taasina ay ku go’ aamiyeen in doorashada Soomaaliland lagu galo qaabkii hore, ee ahaa safafka inay dadka galaan oo codkooda dhiibtaan, ayadoo aysan jirin wax diiwaangelin ah.

 

Dhinaca kale hay’ada Interpeace oo ahayd midii gacanta siineysay guddiga Doorashada, isla markaana isha ku heysay hawlaha diiwaangelinta iyo hirgelinta serverka cododka lagu xareenayo, ayaa sheegtay in Diiwaangelinta ay u dhacday sidii la rabay, isla markaana diiwaanka laga saaray wixii khalad ahaa iyo magacyadii badnaa ee dhowrka mar la qoray, ayadoo sheegtay in doorashada lagu geli karo habkii Beesha Caalamka ku maalgelisay oo ah in cod walba la tirin karo, inta diiwaangashana ay codeyn karaan.

 

Arritan ayaa meeshii ugu danbeysay gaartay kadib markii ay hay’ada Interpeace usoo bandhigtay xisbiyadda Mucaaridka diiwaankii dadka codeyn kara, taasi oo cadeyn uga dhigeen in diyaar uu yahay nidaamka codbixinta saxan.

 

Tilaabadan ayay si weyn uga caroodeen guddiga Doorashada ee ayagu horey u sheegay in diiwaangelinta ay diyaarsaneyn, ayagoo markaasi ku eedeeyey Mr.Samoro inuu bixiyey xog uusan xaq ullahayn inuu bixiyo.

 

Dowlada Soomaaliland oo ayadu si deg degleh u qaadatay sida ay sheegeen codsi uga yimid Guddiga Doorashada, ayaa maanta dalkeeda ka musaafuriysay mas’ uulkii Mr.Samoro ee hay’ ada interpeace.

 

Tarxiilka Mr.Samoro, ayaa lagu tilmaamay mid waji gabax weyn ku ah maamulka Daahir Riyaale kaahin isla markaana dhaawac weyn u keeni doona dadaalkii ay Soomaaliland ugu jirtay Aqoonsiga, caalamka.

 

Hay’ada Interpeace ayaa ayadu ahayd midda u mataleysay Deeq bixiyayaasha Beesha Caalamka, isla markaana isha ku heysay habka doorashada ay u dhaceyso. Waxayna muujineysaa in diiwaangelintii la diyaariyey uu maamulka Soomaaliland garab maray, isla markaana doorbiday in doorashada lagu galo habkii hore, oo ay xisbiyada Mucaaridka ku sheegeen inuu yahay hab khaldan oo musuq maasuq badan ka dhalan karo.

 

Hadaba Madaxweynaha Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin oo ka hadlay arrimahan, ayaa maanta sheegay in dowladiisa ay garatay inay ku taageerto go’aankii Guddiga Doorashada.

 

Daahir Riyaale ayaa sheegay in diiwaangelin khaldan aan doorasho lagu geli doonin, isla markaana hay’ ada Interpeace ay faraha la gashay hawshii Guddiga Doorashada.

 

Daahir Riyaale oo wax laga weydiiyey in tilaabada ay dowladiisu qaaday loo arki karo mid ka baxsan Dimuquraadiyada, dhaawacna uga imaan karo dhinaca Beesha Caalamka ayaa yiri

 

“…Beesha Caalamka ma dhisin Soomaaliland,….mar hore baanu bilownay Dimuquraadiyada, Beesha Caalamka waxay ahayd inay gacan nagu siiso doorashada, ee maahayn inay na maamusho….” Ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin oo ay ka muuqatay isku kalsooni ka baxsan taageerada Beesha Caalamka.

 

“…Anagaa hada isku kalsoonaaneyna oo keenayna lacagta Doorashada…” ayuu yiri Daahir Riyaale oo meesha ka saaray kaalintii Beesha Caalamka ku lahayd Doorashooyinka Soomaaliland.

 

Go’aanka Daahir Riyaale ayaa ah mid siyaasiyan u dhaawici kara xiriirkii ka dhaxeeyey Deeq bixiyayaasha caalamka iyo Soomaaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saddexda Xisbi Siyaasi oo ka hadlay aragtidooda eriga Interpeace

July 30th, 2009 Comments Off

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Saddexda Xisbi Siyaasi ee Somaliland ayaa mawqifyo kala duwan iska taagay tallaabada ay Xukuumadda Somaliland dalka kaga saartay Hay’adda Interpeace. Waxaanay sidoo kale ku kala qaybsameen jawaabtii Qaadhaan-bixiyayaash u ka soo saareen go’aanka Komishanka ee ahaa in diiwaan-gelin la’aan lagu galo Doorashada Madaxtooyada.

 

Hoggaanka sare ee Axsaabta Siyaasadda ee UDUB, KULMIYE iyo UCID ayaa ku kala qaybsamay tallaabada Xukuumaddu dalka kaga saartay Masuulkii Hay’adda Interpeace Mr. Robin Zamora oo maanta dalka laga masaafuriyay. Axsaabta Mucaaradka ah ayaa dhaleeceeyay, isla markaana tallaabadaa ku tilmaamay mid lagu burburinayo dimquraadiyadda iyo Doorashooyinka Somaliland. “Waanu cambaaraynayaa eriga Interpeace. Liiska ay soo saareen-na ma ahayn mid ay Interpeace gaar u qaadatay ee wuxuu ahaa mid loo dhan yahay.” Sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo ka qayb-galayay Dood gaaban oo Idaacadda BBC u qabatay hoggaanka saddexda Xisbi Siyaasi. Dhinaca Xisbiga Kulmiye waxa isna uga qayb galay Guddoomiye-xigeenka Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi. “Waxaanu u aragnaa DOorashadii oo la diidan yahay oo la burburiyay.. In Liiskan la qaybiyo oo Xisbi kasta la siiyo ayuu dhigayaa Sharciga Doorashooyinku, waanu qaadanay waana Liis sax ah. Komishanku wuxuu leeyahay ma jiro Liiskan, anaguna waxaanu leenahay wuu jiraa oo waa sax.” Ayuu yidhi Muse Biixi.

 

Xisbiga UDUB ee talada dalka haya, ayaa isna ka hadlay arrintan. “Ninkaasi haddii uu ku xad-gudbay nidaamkii uu ugu xil-saarnaa oo uu soo saaray Liis aan haba-yaraatee qabyo ah, haddii ciddii uu la tashanayay ee Komsihanku ka mid yahay ka booday, oo uu guddidii farsamada ka dul booday, sharcigii umaddana uu ku tuntay, waxaanu qabnaa in Sharcigu qabanayaa sida qof walba oo kale uu u qabanayo.. Xaq uma laha in uu Liiskaas soo saaro oo waa xad-gudub.” Sidaa waxa yidhi Xogyaha guud ee UDUB Jaamac Yaasiin Faarax.

 

Somaliland.Org

 

Hargeisa News Desk

 

bmm@somaliland.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Riyaale Oo La Sheegay Inuu Isagu Ku Amray Hoggaanka Komishanku Inay Laalaan Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha

 

Hargeysa, July 30, 2009 (Haatuf) – Madaxweyne Daahir Riyaale ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay go’aankii ay Komishanka Doorashooyinku ku laaleen diiwaangelintii codbixiyeyaasha, isla markaana ku soo jeediyeen in doorashada lagu galo diiwaangelin la’aan.

 

Habeenimadii Axadii toddobaadkan ee bishan July ahayd 26-ka, ayaa Gudoomiyaha Komishanka iyo Ku-xigeenkiisa, Jaamac Maxamuud Cumar (Sweden) iyo Cali Biikalo waxay kulan Madaxtooyada kula yeesheen Madaxweyne Riyaale oo isagu u yeedhay, waxaanu Madaxweyne Riyaale ku amray Jaamac Sweden iyo Cali Biikalo oo uu ku yidhi: “Diiwaangelinta laala, dawladdaana bixinaysa kharashkii doorashada ku baxayey”.

 

Isla subaxnimadii maalintii xigtay ee Isniintii 27-kii July 2009, ayaa waxay Jaamac Sweden iyo Cali Biikalo shir isugu yeedheen oo ay soo fadhiisiyeen xubnaha kale ee Komishanka, iyagoo shirkaas ugu sheegay inay dawladdu bixin doonto lacagtii ku baxaysay doorashooyinka Madaxtooyada, sidaas darteedna loo baahan yahay in la laalo diiwaangelintii, doorashadana lagu galo diiwaangelin la’aan.

 

Soo jeedintaas ayaa waxa ku kala jabay xubnaha komishanka doorashooyinka, waxaana markii cod gacan taag ah loo qaaday ay afar xubnood ayideen soo-jeedintaas halka saddexdii xubnood ee kale ay ka soo horjeedsadeen go’aankaas.

 

Isla maalintaas gelinkii dambe Isniintii gelinkii dambe, waxa shir isugu yimid masuuliyiin ka socday saddexda xisbi ka socda iyo hay’adda Interpeace, si loo eego natiijadii ka soo baxday Serverkii diiwaangelinta codbixiyeyaasha Somaliland oo lagu qiyaasay inay iska diiwaangeliyeen 1.4 Milyan qof, una baahan weli in la sii kala shaandheeyo.

 

Markii uu kulankaasi dhacayey gelinkii dambe ee maalintii Isniintii 27-kii July 2009, masuuliyiinta saddexda xisbi-qaran midkoodna kamuu war hayn go’aanka ay Komishanku gelinkii hore gaadheen ee ay cod hal-dheeri ah ku laaleen diiwaangelintii doorashada, isla markaana ku go’aamiyeen in doorashada lagu galo diiwaangelin la’aan.

 

Hay’adda Interpeace kadib markii ay Axsaabta u soo bandhigtay natiijada diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee ay Serverka ku hayaan, waxay kala dooran siisay saddex qodob in midkood la qaato; in natiijada hadda ay u soo bandhigeen ee Serverka lagu hayo lagu galo doorashada Madaxtooyada; in khuburo dheeraad ah iyo Software cusub loo raadiyo si kala-shaandheyn loogu sii sameeyo codbixiyeyaasha is-diiwaangeliyay ee lagu hayo server-ka iyo in la laalo diiwaangelinta oo diiwaangelin la’aan lagu galo doorashada Madaxtooyada. Hase yeeshee waxay Masuuliyiinta ka socday xisbiyada qaranku hay’adda Interpeace u sheegeen inay arrintan kala tashan doonaan Komishanka Doorashooyinka qaranka, iyadoo ay masuuliyiintaasi ka war la’aayeen in Komishanku uu gelinkii hore ee maalintaas 27-kii July 2009-ba go’aansadeen in la laalo diiwaangelintii codbixiyeyaasha oo diiwaangelin la’aan lagu galo doorashada Madaxtooyada, iyagoo aan haba yaraatee axsaabta la tashan.

 

Waxa kale oo la sheegay in gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka Jaamac Sweden uu maalintii Sabtidii (25 July 2009) bilaabay inuu dadka ku yidhaahdo dawladdaa ayaa bixinaysa dhammaan kharashaadkii doorashada ku bixi lahaa, taas oo markii uu doraad soo baxay go’aanka Komishanku ku laalay diiwaangelinta loo fasirtay in arrintu ahayd mid ay xubnaha hoggaanka Komishanku sii qorshaysteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

this is what i mean, Duke...talk is cheap mr. "the future is bright the future is buttland". This is the beauty of international relations, and what does an NGO being told to leave and chaos have to do with each other. Do you know how many NGO's operate in Somaliland. More than 120 with offices. Interpeace is but one. Your beloved 2 regional entity is were the real chaos is, human trafficing, piracy, counterfiet money making machines in peoples homes. Super Super inflation.

 

Somali's will always amaze you with their *********, just because you want Somaliland to be disarry, so your 2 region semi state could look good, it isnt in dissary at least we pay our teachers and police a wage. which is better than puntland has ever done.

 

 

looooooooooooooooool .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

NW Somalia's admin has never had a peaceful exchange of power, after the former President passed away, his vice president assumed power and later won a controversial election. Now that he is up for re-election their is problems with voter registration, resulting in it being postponed 3 times in a row. There was no trouble over 5 years ago when he got the job but now there is. The dominant family in NW Somalia knows that if they piss off the current Presidents family they will threaten to leave this ridiculous fake nation. Keep us in power, or we will leave is their moto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Riyaale has been in power for nearly 10 years, before him you had Egaal who won a major clan war against Tuur resulting in the destruction of Burco.

 

Now Riyaale has postponed an election for one year and six months and is now working to postpone another one hence the chaos, arrests poor journalist, incompetence, corruption and clan tension coming to the fore.

 

Its news maybe some don like it, but its relevent news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

The only chaos I can think of in Puntland is the trouble in the high seas off the coast of the state. Now comparing the mafia of the sea to the mafia residing in Genera Morgan's old villa is hardly fair, mate! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by ThankfulSP:

NW Somalia's admin has never had a peaceful exchange of power, after the former President passed away, his vice president assumed power and later won a controversial election. Now that he is up for re-election their is problems with voter registration, resulting in it being postponed 3 times in a row. There was no trouble over 5 years ago when he got the job but now there is. The dominant family in NW Somalia knows that if they piss off the current Presidents family they will threaten to leave this ridiculous fake nation. Keep us in power, or we will leave is their moto.

You have this all figured out. What is the benefits of joing with Somalia then? How can our "problem" be solved?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ If you ran away from one man rule, corruption, and incompetence you have not got far. Riyaale as a student of Barre exhibits all those traits and more. If you are running away from Somali's then that's an altogether ****** idea.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Mr. Somalia:

^^^

The only chaos I can think of in Puntland is the trouble in the high seas off the coast of the state. Now comparing the mafia of the sea to the mafia residing in Genera Morgan's old villa is hardly fair, mate!
;)

What a nonsense yaa Dhulqarnayn! NGOs were kicked out and you compare that to the human tragedy such people being shipped from Bosaaso and dumped in the Gulf, piracy, money laundering which caused the sky rocketing inflation to minor events like NGO being ousted from the country. I can hardly see the comparison indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Herer   

Corruption in Puntland

by Abdiweli M. Ali, Ph.D.

Bossaso - Puntland

Saturday,July 28, 2007.

 

 

Last year I had the opportunity to visit the Puntland State of Northern Somalia. At around 4:30 PM, the small plane we rode from Nairobi landed at a small airstrip outside Bossaso. The last time I visited Bossaso was the same time but six years earlier. This time Bossaso was different, visually breathtaking and jarringly inexplicable; graceful and beautiful Somali women wearing colorful and religiously conservative clothes; teeming markets full of goods from all over the world, a convoy of camels, sheep and goats, on their way to the seaport; sheikhs and religious men in loin-cloths flocking to the mosques at the serenading sound of the mu’adin; a procession of lorries loaded with goods inching through crowded bazaars; and amid all this, a gut-wrenching impoverished beggars on every sidewalk. Somalis from all stripes and from all the shades of the clan spectrum are ubiquitously ever-present; and among these are those from Southern Somalia and Eastern Ethiopia who came to Bossaso because of its relative safety and the possibility of a dangerous sea-journey to Yemen (Tahriib in the Somali and Arabic Jargon).

 

At the outset one would have thought that the harsh desert environment would have conspired with economics to give Puntland a particularly weak hand relative to the agriculturally- rich south. The false perception of Puntland as an inhabitable, isolated desert is perpetuated by the policy of neglect and indifference of its former politicians and intellectuals. They called it Gaariwaa (literally the inaccessible). Puntland was an economic periphery, unimportant in the schema of the country’s regional economics. However, all that had changed when the fall of Siad Barre tipped Somalia into an incessant violence and hostility.

 

 

 

The resilience and optimism of the people of Puntland allowed them to overcome the most pernicious economic problem that could face the most vulnerable people on earth. It was their courage, determination, realism, and their sense of responsibility that allowed these impoverished and disempowered people to transform a once small isolated seaport of less than 5000 inhabitants into one of the safest and busiest business centers in Somalia, with over 250,000 inhabitants. Today, Bossaso is the third or the fourth largest city in Somalia. A good number of the inhabitants of Puntland lost their livelihood in the south; however, they quickly became realistic of their situation and instead of mystically accepting their fate decided to change it. They pulled themselves up by their bootstraps and dealt their unforgiving situation, gradually and fitfully. Not only did they transform the economic landscape of Puntland, they also welcomed others from all corners of Somalia who found themselves in the same predicament. They literally moved mountains. The small towns of Garowe, Galcaio, Las Anod, and Bossaso became cosmopolitans overnight with all the modern day necessities.

Corruption In Puntland

 

But beneath this veneer of resilience, the Puntland economy is becoming increasingly fragile because of the lack of a responsible and accountable government. Corruption and poor governance became Puntland’s venal sins, and the deepest of its current malaise. The corruption is so entrenched and broad-based that it seems nothing can be done about it. Even honest leaders (a rare disposition in today’s Puntland), would have felt as if they were tossing pebbles at a giant. The government of Puntland is basically inept and corrupt, and thereby unable to perform its most basic functions. Resources are squandered on an epic scale to the point that it grinds the spirit of the helpless taxpayers of Puntland. The extent of corruption is harrowing to contemplate and difficult to even fathom how extensive it is. The embezzlement and the pilfering of the taxpayer’s money became a shameless and a criminal activity.

 

 

 

The infrastructure of Puntland although much better than in many other parts of Somalia is in a fairly decrepit state. The expenditure on education is non-existent so much so that going to a public school in Puntland is a hit-and-miss affair. Similarly, the lack of public health facilities kept the majority of the population of Puntland bereft of basic health services. The total expenditure allocated for education and health is less than 5 percent of the state budget. This is an indication of misplaced priorities and a political culture that attaches no value to the health and education of its populace.

 

 

 

The Puntland state-employees are not paid for months and are extremely demoralized. The lack of payment pushed them into a spiral of unending indebtedness and destitution. I visited the Ministry of Finance in Garowe at around 11.00 AM to talk to the Budget Director about the Puntland budgetary processes. The building was empty. The security guard and one of the custodians were chatting in the hallway. The situation reminded me of the old Soviet worker’s joke: “if you pretend to pay us, we will pretend to be working.”

When I talked to the locals about the state of government affairs, almost everybody invariably reacted with hoots of derision. Speaking with dignity, eloquence, and clarity about the predicament of their beloved state, I heard an earful of how the people of Puntland are used and abused by their political leaders. However, when I tried to address the people’s concerns to the few politicians I met, their responses reflected platitudes and clan prejudices, with little objective explanation of the state affairs. In the sulphurous atmosphere of Puntland, it is hard to sift facts from fantasy, however, I could easily tell the difference between their spin and the reality on the ground. They were full of themselves and their political storylines were filled with manipulated facts and fabricated fictions, in other words, an unadulterated nonsense. While the economic and fiscal problems of Puntland are creeping over by stealth, these politicians seem insulated in the comfort of their villas that they seem scarcely to have even noticed the problem. Why Are They Disappointed with The President?

 

President Adde Muse - The people of Puntland needed change - This president has failed to show real leadership

The election of Adde Musse for the presidency of Puntland and the peaceful and uneventful transfer of power is hailed as unprecedented in the recent Somali history and since the good old days of Aden Abdulle Osman and the late Abdirashid Ali Sharmarke. For the last nine years, Puntland went through many painful twists, turns, and prevarications, and even a costly civil war. President Adde’s accession to power was welcomed as a breath of fresh air. The people elected him not because of his political acumen but because he was the new guy in the block and the only face card in the deck.

 

People has known Adde as click-the-heels, salute, and get-the-job-done guy.

 

Boots with brains, or so they thought!

 

As much as his election to the presidency of Puntland was a test of character, Mr. Adde failed it miserably. He suddenly became the leader that lost his allure. The people of Puntland needed change but the President has so far showed only a fair bit of hand-wringing and some moralizing rhetoric, but precious little action. The President himself talks about the corruption that permeated Puntland. However, with all the loud rhetoric, it is his actions or the lack thereof that carries the day. He fancies himself as a straight shooter. Actually, he became a rank opportunist. It is true that he sometimes has tin ears and a sharp tongue, but when it comes to real practice, where the rubber hits the road, the President has failed to show real leadership. He had an enormous political capital to effect change but he squandered it.

 

As far as I know, nobody is accusing President Adde himself of partaking any type of corruption, but his complicity and complacency of it undermines his moral leadership. To be fair to President Adde, Puntland’s troubles did not show up suddenly with his ascension to power. Most of the culprits of corruption are holdouts from the earlier regimes; corrupt officials who should have been weeded out longtime ago. Instead of sacking them, his cabinet is dominated by the same hangovers of the last nine years including all the poster boys of sleaze and corruption. It was simply a shuffling of a pack of thieves. His cosmetic change of nominating a thief cut from the same cloth of the one he replaces will not make a shard of difference in the kleptocratic government (a government of thieves) of Puntland. By keeping this coterie of self-gratifying rascals, Mr. Adde perpetuated the emasculation of the Puntland’s body politic of the previous regime. Hence, the pecking order remained intact. Moreover, the president’s dubious dealings and political double-talk creates confusion and misunderstanding. The president should say what he means and should mean what he says. Saying one thing and doing something else is the height of hypocrisy and a sign of weak leadership. The discrepancy between the president’s words and his deeds shattered our false presumption of Mr. Adde’s virtues and infallibility. The people of Puntland may not be ready yet to throw out the baby, but the change of the bathwater is long overdue.

The Goons in the Parliament and the Putrid Behavior of the So-called Press

 

All the financial mismanagement and bad governance are also partly due to the fragile and the feckless parliament of Puntland. The parliament seems to have no sway whatsoever over the government and has already lost the trust and the confidence of the people of Puntland. The recent wrangle over the former speaker’s corrupt practices is a clear indication of what to expect from this hopeless, corrupt, and defunct institution. All that the government has to do is toss few juicy bones to these salivating vultures and then continue their unlawful and illegal transgressions unabated. And so goes the oversight responsibility of the supposedly self-appointed parliament. By shirking their oversight responsibility, they reduced themselves to squabbling irrelevance. An American politician once stated “if foolish consistency is the hobgoblin of little minds, these guys must be great souls indeed.” This aptly pertains to the current parliament of Puntland.

The press in Puntland also seems to be toeing the government’s line. The press should not be beholden to anyone and should have kept the government in check. Although they sometimes try to dance with the people, they most often serve the government either out of fear or out of sheer ignorance of the putative role a media plays in sustaining a democracy and safeguarding democratic transformations (if we can at all call Puntland a democracy). A Cautionary Note The formation of Puntland should have created substantive outcomes for the people of Puntland. It should have offered all the relevant forces real opportunities to improve their material and moral well-being. The biggest enemy of Puntland as a political entity is a performance failure. If it can’t deliver, it might not be worth having it. The politicians in Puntland seem impervious to the deteriorating situation of the state affairs. To that old play on Kipling’s lines: “If you can keep your head when all about you are losing theirs, you have probably misunderstood the situation.” They misunderstood the situation and they should not be surprised later when they reap the whirlwind of their heartless behavior. The wounds that hurt the most may be the ones that are self-inflicted. The people of Puntland are running out of patience, and unfortunately they may soon run out of political options too.

 

 

Abdiweli M. Ali, Ph.D.

 

Assistant Professor of Economics

 

Department of Commerce

 

College of Business Administration

 

Niagara University, NY 14109

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by m_aden_nur:

 

 

The Puntland state-employees are not paid for months and are extremely demoralized. The lack of payment pushed them into a spiral of unending indebtedness and destitution. I visited the Ministry of Finance in Garowe at around 11.00 AM to talk to the Budget Director about the Puntland budgetary processes. The building was empty. The security guard and one of the custodians were chatting in the hallway. The situation reminded me of the old Soviet worker’s joke: “if you pretend to pay us, we will pretend to be working.”

11:00am & nobody is home! lool.. Only in Afrca.

Wow! sometimes, i wonder how successful Africans would have been if they got rid of the looser politicans.

 

I think, Africans would have been #1 one in the world.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

The article said many things that were true, but also stated some other things that i never encountered during my brief time there. The airport of bosaso when i went there 6 months ago on my way to hargaisa by mistake, because of some guy. I saw distitution, huge levels of poverty, in all honoustly bosaso is smaller than burco and its this state thats trying to play with the big boys of the horn of africa. If i stayed in bosaso for 4 days i myself could have colonised it, and in my opionion puntlands existance is do primarly to Somaliland love of peace and its desire to stick to its border. But i honoustly believe that that should come to an end and Somalia should forever be a colony of Somaliland.

 

We should just take the whole thing forever.

 

VOTE: VOTE FOR INA AAR, the Somaliland ambassador at large.

 

THE ULTRANATIONALISTS. ( WE WILL TAKE OVER SOMALILAND, WETHER WE ARE MEMBERS OF UDUB,UCID OR KULMIYE).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this