NASSIR Posted October 6, 2010 MMA, don't give up HOPE. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted October 6, 2010 Nassir is right MMA! Don't give up the fight as long as you're breathing! Hope is all we got. Somalia shall rise again! IA Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 6, 2010 I am not giving up hope, see camalkiina. I am the last person to give up Soomaaliya, Soomaalinimo iyo calankeena qurxoon. To the xabaalaha la galaa taas isweydiis malahee. Waxaa ula jeeday, laakiin, kan la magacaabi doono (whoever s/he is) iyo kii tagay wax weyn meesha kama badali karaan. Same with Shariifka, kii ka horeeye iyo kan ka dambeyn doono. Meesha dowlad nidaam ku socoto oo qorsho weyn wadato ayee u baahantahay, not one shaqsi, especially mid qurbo ka yimid oo jago raadis ah, even if that shaqsi is malaa'ig. I believe dowladaan, I believe it to be the last hope laakiin qorsho weyn oo meel aragti fog ku socoto loo soo dhiso u baahantahay, not some random dibadjoog individuals just to fill a quota and who beri arrinta markee kululaato soo cararaayo. Qof reerkiisa la degan oo meesha ka bixin ayaa ka dareen badan kan every other week dibad usoo dhoofaayo, awalna dibad ka yimid, qoyskiisana dibad barwaaqadeeda ku baashaalooyo. Isku dareen ma'aha dadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted October 6, 2010 ^don't we have Shariif for that description? I think Shariif needs someone with a great deal of knowledge and experience in international diplomacy and in governance, and that ideal candidate must build a lean and efficient cabinet. He must also embark on political reconciliation with the opposition (moderates) and start backing up regional states through the implementation of the new constitution. Quote Share this post Link to post Share on other sites