Che -Guevara Posted November 27, 2008 Protocol...I'm not from that place or any place in Mudug. Peace Action...No beef. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 27, 2008 Oh dear. Why the long faces? Didn't mean to hurt your feelings. As far as am concerned, this thread is not only about Yey's first "ceremonial" role, but also in the boliticks section of SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted November 27, 2008 Honestly what's wrong with all the naysayers, for some reason you either have deep clanish prejudice or you mistaken this for politics. Mase Oday Yey baa meesha tagay ayaa laga careeysanyahay. Again this is traditional event, reer Somali ah ayaa King-gooda caleema saartay, warkana iyagaa internet soo gashaday to preserve their historical heritage iyo Taariikhdooda. Marka xumaanta maxaa keenay? Of all people, Nuune oo ah ragga meesha ugu odaysanaa ayaa meesha lataaganba 'boqor kusheega' Heh?, adeer maxaa kuhelayna ood kacaraysantahay reer dhan oo Somaliyeed traditional elder ay caleema saaranayaan aflagaadaynaysaa... Ciyaalkiina yar yar kala barta waxa laga hadlo iyo waxa kale, I for one would never say anything bad against historically traditional elders of the clans of Mogadishu, Hargeisa, Biadoa or any other Somali tribes. Show some respect hadii kale awalba kaadida waad walaqan jirteenee, halkaa afxumada iyo cayda kasii wata/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 27, 2008 Emperor nuff said, just update the post with pics, the more the better. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted November 27, 2008 He was long time politician and would have been better to crown the son of late Boqor Maxamud, but the family decided to pass the crown to gonna be king Cabdullhi and we should congratulate him for that. As for those who are protesting about the D part, he might not be the king for all, but I think the tradition has been there for quite a long time. To the rest of naysayers, tell them who cares your input. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 27, 2008 Xaaji Emperor, lool adeer, war heedhe waxba kama caraysni anu, cidna ma aflagaadeyn, waxaan ka caroodana maan arag, ee anigu boqorkaas ma aan dooranin, mana caleema saarin, caanana dusha ugama seyrin , marka maba aqoonsani bataatanba hadey aqoonsi la'aanteydu wax tareyso, walaa boqor muqdisho, walaa mid Beydhawaabi, walaa mid Barawaani walaa mid waqooyi, walaa mid galbeed, walaa mid Bari, shuqul kuma lihi caana la qasaarsho iyo caleemo geeda laga soo jaro ayaanba ka soo hor jeedaa. Saas ay tahay duqa boqorka laga dhigey waa odey adeerkey ah marka halkaas baan uga harayaa, boqor ku sheeg danbena oran maayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted November 27, 2008 ^^^war ma adaa caanaha iska leh, mise geedahaa leedahay? maxaa kaa galay waxa la khasaanrinayo iyo wax kale aada shuqul kuleheen. Ungrateful rube. dhulQarnayn :cool: Republic Of California LOL@ this CORPORATE SPORSONSHIP--SOMALI STYLE (Golis wey biibtay! ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted November 27, 2008 Originally posted by AYOUB: As far as am concerned, this thread is not only about Yey's first "ceremonial" role, but also in the boliticks section of SOL. This isnt politics you are talking, its gossip. Go back to watching Ricki Lake. dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 28, 2008 Good luck to the Boqor! Mid dadkiisa, dalkiisa, iyo diintiisa anfaco alle haka dhigo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 28, 2008 Boqorka aflagaadada ka joojiya Afku yaanu idin qaloocane. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 28, 2008 Originally posted by HornAfrique: Good luck to the Boqor! Mid dadkiisa, dalkiisa, iyo diintiisa anfaco alle haka dhigo. dadkiisa ma aha, qabiilkiisa dheh. Qabiilkiisa kii anfaco allaha ka dhigo dheh maadaamo uu boqor qabiil yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites