Sign in to follow this  
General Duke

Breaking news: Heavy Fighting resumes in Mogadishu: Al Shabaab offensive

Recommended Posts

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

quote: the first President to come
close
to unifying the country

:D:D:D

Apparently to him, hiding around in Villa Somalia being slapped around by an Ethiopian general equals "unifying Somalia," simple because the old quisling was able to enter Mogadishu at last :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Recovering-Romantics & Duke.....And this is why others will have advantage over Somalia-meaningless squabbles over nothing.

 

Jb....Closer than seccesionists dee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

yeeye was a clanist, shariif is ho. yesterday he was wearing the islam clothings n now hes wearing 3 piece suits.

 

time for shabab to kick that azz to hell. go guys.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Yusuf in his term as leader controlled Puntland 1/3 of Somalia. Visited Jowhar, beledweyne, baidoa, Mogadishu. Thus no one before A/Qasin, Mahdi and no one after Sharif have achived such a thing.

 

Also it was Yusuf Yey who defeated the secessionists and while he was in Puntland they could only talk hot air :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal galabta ilaa caawo ka socda Muqdisho iyo Al-Shabaab oosheegay...

 

Posted by Muqdisho

Friday, May 08 @ 14:06:13 EDT

 

 

Dagaallo dhimasho iyo dhaawac sababay oo u dhexeeya xoogag kawada tirsan muqaamada Somalia ayaa galabta ilaa caawo ka socda qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia.

 

 

Dagaalkaani ayaa waxaa uu u dhaxeeyay xoogaga Maxkamadaha Islaamiga gaar ahaan garabka taabacsan dowladda KMG Soomaaliya iyo Ururka Al Shabaab kuwaasi oo maalintii shalay ku dagaalamay qeybo ka mid ah wadad warshadaha ee magaalada Muqdihso.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka bilowday agagaarka Garoonka Kubadda cagta ee Stadium Muqdisho,waxaana dadka deegaan ee halkaasi ay sheegeen in dagaalka la isku adeegsaday rasaas xoogan oo ay ka mid yihiin kuwa garbaha laga gano.

Inta la ogyahay hal qof ayaa ku dhintay xaafadda Suuqa Bacaad 2-kalena wey ku dhaawacmeen rasaas habow ah oo qeyb ka aheeyd dagaalkii galabta ilaa caawa ku dhexmaraya xoogaga muqaawamada Agagaarka Garoonka Stadium Muqdisho.

 

Maanta ayey aheyd markii shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay wakiilka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Maxamed Xuseen uu ku sheegay in dagaalada Muqdisho ka socda ay u dhexeeyaan ururkooda iyo koox uu ku tilmaamay cadowga Alle.

 

 

Culusow

Muqdisho.

 

Wararkii u dambeeyey ee caawo iyo galabta xilli walba ka daalaco shabakadan dhex-dhexaadnimada ku shaqeyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararkii ugu dambeeyay dagaalada iyo Xaalada caawa ee Muqdisho (Stadium Muqdisho oo labo qeyb ka kala joogaan Shabaab iyo Maxkamadaha)

 

Dagaalo qaraar oo galabnimadii maanta ka bilowday agagaarka Garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho ayaa soo gaaray caawa maqribkii, iyadoona dagaalkaas uu ahaa mid faraha looga gubtay oo u dhaxeeya Xoogaga Alshabaab iyo kuwa Maxkamadaha ee Dowladda raacsan.

 

Sida ay sheegayaan wararka goobaha ay maanta ku dagaalameen Labada dhinac ayaa caawa degan, inkastoo mararka qaar la maqlayo rasaasta dadka ay u yaqaan WAA JOOGAA IYO MA JOOGTAA oo ay labada dhinac isugu jawaabayaan, iyagoona waliba is hor fadhiya.

 

Qasaaraha dagaalka galabta ayaa ah mid intiisa badan ku kooban labada dhinac, waxaana uu ka dambeyay sida wararku sheegayaan markii Xoogaga Alshabaab weerar ku soo qaadeen kuwa Maxkamadaha ee fariisinka ku leh Garoonka Cayaaraha Muqdisho Isbartiibada.

 

Dagaalka oo ku fiday Xaafadaha Towfiiq ayaa ahaa mid la isu adeegsanayay Hubka noocyadiisa kala duwan waxaa uu dhaliyay dhimashada hal ruux iyo dhaawac labo kale oo dad rayid ahaa, waxaana dadkaasi qaarkood ay rasaasta ugu tagtay goobahooda.

 

Gulufka labada dhinac ay wadaan ayaa ilaa iyo hada muuqan cid kala dhex gashay, waxaana sida muuqata labada dhinac ay ku loolamayaan goobaha istiraatiijiga ee ku yaal K/Muqdisho oo awal ay kala joogi jireen.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Garoonka Muqdisho Stadium ay labo dhinac ka kala joogaan Alshabaab iyo Maxkamadaha, waxaana dhinaca Baarka xiga Alshabaab, halka Maxkamadaha ay soo xigaan dhinaca wadada soo aada Xarunta Xisbiga, waxaana muuqata in ay labada dhinac ku wada loolamayaan gacan ku heynta Garoonka Cayaaraha Muqdisho.

 

Baaqyada Caalamiga ee loo jeedinayo dhinacyada is haaya ayaanay muuqan cid u hogaansantay, waxaana dagaalka xiisadiisa ay sii kordhisay markii Sarkaal u hadlay Alshabaab uu ku tilmaamay kooxda ay la dagaalamayaan Ashahaado dirir cusub iyo Cadawga Ilaahey.

 

Si kastaba ha ahaatee aaga lagu dagaalamayo ayaa ah goobihii labadii sano ee ay joogeen Ciidamadii Ethiopianka dagaalada ragaadiyeen, waxaana dhinacyada dagaalamaya ay yihiin kuwii markii hore isku dhinac ka ahaa la dagaalankii Ciidamadii Ethiopianka.

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this