General Duke Posted December 5, 2008 War Deg Deg Ah:- Dagaallo Xoogan Oo Haatan Ka Soconaya Deegaanka Guri Ceel Warka Naga Soo Gaaraya Deegaanka Guri Ceel Ee Gobolka Galgaduud Ee Bartamah Somalia Ayaa Waxaa Ay Ku Waramayaan In Dagaal Xoogan Uu Halkaasi Goor Dhowayd Ka Bilowday Waxaan Dagaalkaasi Uu U dhexeeya Xoogaga La Magac BaxayAl-Shabaab Iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca Wariyayaasha Ku Sugan Gobolkaasi Ayaa Waxaa Ay sidoo Kale Soo Sheegayaan In Dagaalku Uu Yahay Mid Aad Culus Oo Jilbaha Laysu Laabtay Mana Jiraan Wax WaraAh Ku Saabsan Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaasi Oo Ilaa Iyo Iminka Soo Baxaya. Wixii Warar Ah Ee Ka Soo Kordha Dagaaladaasi Adinka Ayaa Noqon Doona Kuwa UguHoreeya Ee Ka War Hela. SBCInternational News-Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 5, 2008 War deg deg ah oo goor dhoweyd naga soo gaarey degaanka Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goor dhoweyd oo daqiiqado ka hor ah uu halkaasi ka qarxay dagaal kulul kaasi oo dhexmaraya maleeshiyaad ka kala tirsan kooxaha Al shabab iyo Ahlu Sunna oo ku wada sugan degaankaasi. Dagaalka oo qarxay wax yar ka dib salaadii Casar ayaa wararku sheegayaan inuu aad u kulul yahay iyadoo dhinacyada uu dagaalku u dhexeeyana ay isweydaarsanayaan hubka fudfudud iyo kan culus oo ay ku jiraan qoryaha baabuurta saaran ee “Tiknikada” loo yaqaan. Goob joogayaal ku sugan degmada Guriceel ayaa usheegay Warbaahinta Horseed Media in ay ,maqlayaan rasaasta dhawaqeeda weli. Wariyahayaga degaankaasina waxaa uu leeyahay xaalada gudaha degmada Guriceel weli waa ay cakiran tahay iyadoo dagaalkuna uu ka socdo gudaha xaafadaha degmadaasi. Wararka ugu horeeya ee khasaaraha rasmiga ee ka dhashey dagaalkasi ayaa sheegaya in 7 qofood oo rayid ah la dhigey isbitaalka degmada ee Istarliin. Ma cadda haddii uu khasaare soo gaarey kooxihii dagaalamayey, Horseed Media uma suurogelin inay xiriir la sameyso dhinacyada dagaalamaya. Kooxaha Al shabab iyo Ahlu Sunna waxaa ay dhowaan ku dagaalameen gudaha degmada Guriceel. Wixii ku soo kordha waxaad kula socon doontaan wararkeena dambe. Source: HR Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted December 5, 2008 ^^ Ahlu-El-Sunna? Who are they? When did they arrive on the scene? What are the names of their leaders (just in case some here might want to call themselves after them)? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 5, 2008 For the records, Ahlu-Sunna ma hubeysna, qorina ma heystaan just like Islaax groups. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 5, 2008 ^^^The old school religious schools refer to themselves as Ahlu Sunnah. Just locals fighting the other locals named Al Shbaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted December 5, 2008 Originally posted by NGONGE: ^^ Ahlu-El-Sunna? Who are they? When did they arrive on the scene? What are the names of their leaders (just in case some here might want to call themselves after them)? Ahlu-El-Sunna Waljamaacah are Sufiyah sect of Somalia. If you really wanna know their leader mmm Abdullahi Yusuf is the leader, he is big time xerow aw suufi odeygu. And they do follow not spiritually though or maybe that too Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted December 5, 2008 Ahlul SUnnah is claimed by everyone. These are Sufi Tariqas, no? neway, when did they get armed militias? they doin xabad dikir tolow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted December 6, 2008 ^^^What's wrong with being armed? Mise, only your shabab goons are allowed to carry weapons? dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted December 6, 2008 sad day when Sufis join the violence taking place in that desert Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted December 6, 2008 when i see this kind of news... i just know who throw up!! gotta be the false news dude dukey..lol another vomit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted December 6, 2008 Originally posted by dhulQarnayn: ^^^What's wrong with being armed? Mise, only your shabab goons are allowed to carry weapons? dhulQarnayn :cool: Republic Of California Perhaps, you are lacking in comprehension and understanding due to heavy dozes of Cano Bore sniffing? For it seems like you'are trying make 2 plus 2 into 5; Nobody said anything is wrong with carrying weapons. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted December 6, 2008 dhuli is just a cheerleader! dont pay attention to him...unless u wanna see him shaking his skirt infront of amxaaros! u dig. Quote Share this post Link to post Share on other sites