General Duke Posted July 27, 2008 M/C/laahi Yuusuf iyo M/Cade oo Kulamo laqaatay Isimada Sool,Sanaag iyo Ceyn Madaxweynaha DFKMG ah Ee Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha DGPL Gen’Cade Muuse Xirsi ayaa Maanta Si Wadajir ah ula Kulmay isimada Gobolada Sool Sanaag iyo Ceyn . Kulnkan oo ka Dhacayay Xarunta Madaxtooyada magaalada garoowe oo aan Saxaafada Loo Ogoleyn Balse wararka ka Soo Baxaya Madaxtooyada ayaa waxaa ay ku Waramayaan in Labadani Masuul ay kala shirayeen isimadaasi ay ka Soojeedaan Gaar ahaana Magaalada Laascanood ee ay Gacanta ugu Jirto maamulka Lamagacbaxay Soomaaliland . Labadan Mas’uul ayan La Ogeyn kulankooda Waxyaabaha Kale Ee ay Uga Hadleen ujeedooyinkoodana aysan Weli ka Soo bixin qodobada ay kuwada Gaareen . Kulamadan ayaa Waxaa uu Daba sicdaa Kulamo uu Madaxweynaha DFKMG ah Ee Soomaalia C/laahi Yuusuf Axmed uu La Yeelanayo Dhinacyada Bulshada iyo maamul Goboleedka PL asagoo Maalin nimadii Shalay Soo Gaaray Caasimada PL Ee Garoowe . Waxy aheyd Markii madaweynuhu uu Shalay kulan la qaatay Golaha Baarlamanka Pl islamarkaana Uga Warbixiyay Ujeedada Socdaalkiisa uu Ku yimid DGPL Waxuuna ku Tilmaamay Dhanka Siyaasada Dhaqaalaha iyo amniga iyo weliba Arimaha Macdanta laga Qodayo DGPL . C/naasir Yaasiin SBCInternational- Garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted July 29, 2008 Sool was sign over by abdullahi yusuf and delivered by calool muse, lakiin waa inay dadka qalbiga u dajiyaan HEELADU WAA HEELADEENIIYEEY LOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 29, 2008 what the leaders who are in exile garaad jamac garaad cali garaad jamac . And Garaad selebaan these guys are fugetieves they are wanted bye Jsl goverment Quote Share this post Link to post Share on other sites