Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Presdient's Yusuf Cade meet with SOOL elders

Recommended Posts

M/C/laahi Yuusuf iyo M/Cade oo Kulamo laqaatay Isimada Sool,Sanaag iyo Ceyn

 

Madaxweynaha DFKMG ah Ee Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha DGPL Gen’Cade Muuse Xirsi ayaa Maanta Si Wadajir ah ula Kulmay isimada Gobolada Sool Sanaag iyo Ceyn .

 

Kulnkan oo ka Dhacayay Xarunta Madaxtooyada magaalada garoowe oo aan Saxaafada Loo Ogoleyn Balse wararka ka Soo Baxaya Madaxtooyada ayaa waxaa ay ku Waramayaan in Labadani Masuul ay kala shirayeen isimadaasi ay ka Soojeedaan Gaar ahaana Magaalada Laascanood ee ay Gacanta ugu Jirto maamulka Lamagacbaxay Soomaaliland .

 

Labadan Mas’uul ayan La Ogeyn kulankooda Waxyaabaha Kale Ee ay Uga Hadleen ujeedooyinkoodana aysan Weli ka Soo bixin qodobada ay kuwada Gaareen .

 

Kulamadan ayaa Waxaa uu Daba sicdaa Kulamo uu Madaxweynaha DFKMG ah Ee Soomaalia C/laahi Yuusuf Axmed uu La Yeelanayo Dhinacyada Bulshada iyo maamul Goboleedka PL asagoo Maalin nimadii Shalay Soo Gaaray Caasimada PL Ee Garoowe .

 

Waxy aheyd Markii madaweynuhu uu Shalay kulan la qaatay Golaha Baarlamanka Pl islamarkaana Uga Warbixiyay Ujeedada Socdaalkiisa uu Ku yimid DGPL Waxuuna ku Tilmaamay Dhanka Siyaasada Dhaqaalaha iyo amniga iyo weliba Arimaha Macdanta laga Qodayo DGPL .

 

C/naasir Yaasiin

SBCInternational- Garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Sool was sign over by abdullahi yusuf and delivered by calool muse, lakiin waa inay dadka qalbiga u dajiyaan

 

HEELADU WAA HEELADEENIIYEEY

 

LOOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

what the leaders who are in exile garaad jamac garaad cali garaad jamac . And Garaad selebaan these guys are fugetieves they are wanted bye

Jsl goverment

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this