nuune Posted August 13, 2009 Watch it here - feer iyo faralaab - August 12 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted August 14, 2009 ^ was it Aug last year or what? loool @ "Sheekh" :rolleyes: Eden Madobe maqaxidisa ninkusan u rabin in la saaro oo police lo dalbado waaye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted August 14, 2009 Madoobe seems he is in charge big time. I thought reer gado had the rigt to showe their unger. Madoobe baa ku dhaqaaqay in uu dhaariyo xildhibaano cusub oo ka soo jeedo gedo ayagoo ka socda dhinaca civil socite groub. lakiin waxaa diiday ragii uugu jiray reergado barlamaanka oo meesha buuqa ka kacshay. nasiib xumo dhulka ayaa lagu jiiday taasnah waa qalad in loo istic maalo xoog. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 14, 2009 Soomaali yaa maamuli karo Eebba na lahee. Banooni ciyaareyno ugu yar kuma heshiin karno, marmarna garsooraha lala dagaalamaa. Marka baarlamaan intuu joogaa, xataa lixdameeyadii saas camal isku qabqabsan jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted August 14, 2009 Pathetic... I was watching this on Universal. What I want to know is... are the Policemen there for show. When the parlimnetarian was fighting and policeman tried to escort him of the premises. He just came back and no one said anything. Its enough that the parliament has issues already... these incident are an embarrassment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 14, 2009 Allamagan, it was just this August, the other day, quite funny, the police couldn't kick out the man from Gedo as was ordered by Gudoomiyaha Baarlamaanka, he was too strong, but that is crazy, how can he order an MPs to be kicked out from the parliment. Waa ayaan darro in laga sugo raggaas wadan ay dhisaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 14, 2009 Waa maxay baanka ha loo saaro, Meesha ma caruur baa joogta? Kuwan haday sidaas ku socdaan , inta ay isku jeedaan Alshabaab ba la wareegi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 15, 2009 Now where is that guy talking about Somaliland parliament discipline ?? ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites