General Duke Posted July 12, 2009 Magaalada uu Ka soo jeedo Madaxweynaha Somaliland oo Calankii Buluugnaa Maanta La Suray (Sawiro) Sunday, July 12th, 2009 at 3:19 pm Horseed Media News Desk Dad aad u cadhaysan ayaa maanta mudaaharaad ka dhigay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorame, kadib markii 4 qof oo u dhashey deegaanka Boorame lagu qafaashey meel aan waxba ka fogeyn Gabiley, ayaa markii danbe kooxdii jidgooyada u dhigtey ay ku dileen Kalabaydhka. Meydka Marxuumiinta ayaa la keenay Caasimadda Awdal halkaas oo lagu aasey, kadib ayaa waxaa dariiqyada isugu soo baxay dad aad u caraysan kuwaan oo wata calankii Buluugnaa, waxaa dad badan ka yaabiyey tiro badnida Calanka buulagan ee Soomaaliya ee ay wateen. Dilka loo geystey 4 qof oo markii hore la qafaashey ayaa salka ku haysa aano qabiil ee u dhaxeeyay beelaha halkaas wada yaala, kadib markii ay isku qabsadeen dhul beereed iyo daaqsin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted July 12, 2009 sool,sanaag and now awdal rooting for somaliweyn ,those three regions are bigger than rest of so called somali-land. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 12, 2009 Much bigger , the secessionist brothers know this fact. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted July 13, 2009 ^^¨WERE IS PICTURS ???????? :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 13, 2009 ^^^they were posted elsewehere. dont worry. pics Quote Share this post Link to post Share on other sites