Deeq A. Posted April 18, 2024 Maanta oo Khamiis ayaa lagu wadaa in maxkamadda degmada Manhattan ee magaalada New York dib u amba-qaaddo, dhageysiga kiisaska dacawadeed ee tirad badnaa oo uu kujiro kiiska sumcad-dilista ah oo ka dhan madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, kaas oo ay maxkamadda geysay haweeneey qoraa ah oo lagu magacaabo E. Jean Carroll. Haaweneydan ayaa hore ugu eedeysay Trump, inuu fara-xumeeyay sannadihi sagaashamaadkii iyada oo Trump uu beeniyay eedaha loo soo jeediyay. Sannadki 2019-ki ayay maxkamad ka dacweysay iyada oo ku eedeysay inuu sumcad dilay. Source Share this post Link to post Share on other sites