Fabregas Posted December 9, 2007 http://www.hiiraan.com/news/2007/Dec/wararka_maanta9-2449.htm Axad, December 09, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xili aan ku sii jeeda Xafiiska Hiiraan Online ee Magaalada Muqdisho waxay dhac iigu geysteen agagaarka Xaafadda Geed Jaceyl ee Magaalada Muqdisho, iyagoo iga qaatay Taleefoonkeygii Mobile-ka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted December 9, 2007 I dont think that this guy is different from millions of innocent somalis harassed and robbed by amharos everyday. Quote Share this post Link to post Share on other sites