Sign in to follow this  
General Duke

Dhahar: Puntland Ministers complete visit to region...

Recommended Posts

Wefdi Ka Socda Puntland Oo Soo Gaba Gabeeyey Socdaal Ay Ku Joogeen G/Haylaan

 

August 26, 20100 comments| leave your own!

Share Masuuliyin ka tirsan Dawladda Puntland ayaa maanta soo gaba gabeeyey socdaal ay ku joogeen gobolka Haylaan ee ka tirsan Puntland.

 

Wasiir Kuxigeenka arrimaha Amniga Puntland Cabdi Jamaal Cismaan Maxamuud oo u waramaayay Horseed Media kana mid ahaa wefdiga Puntland ee halkaas tegay ayaa sheegay in socdaalkooda uu si wanaagsan kusoo dhamaaday.

 

Wuxuu sheegay in dadka degan gobolka Haylaan ay kala hadleen arrimaha amniga iyo sidii ay ula shaqayn lahaayeen Dawladda,isagoo nasiib darro ku tilmaamay dadkii sheegay in dagaalka Galgala ula xirriro ama salka ku hayo qabiil.

 

Wasiirka ayaa sheegay in dad badan oo ku sugan gobolkaas loo sheegay in dagaalka Galgala ku dhexmaray Ciidanka Puntland iyo xoogaga Attam ay ku salaysantahay arrimo qabiil.

 

Socdaalkaan Wasiirkada ay ku tageen gobolka Sanaag ayaa waxaa kamid ahaa Wasiirka Xanaanada xoolaha Siciid Xassan Shire.

 

Dhowaan ayay ahayd markii Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilkajiir beeniyey in dagaalka Galgala uu yahay mid u dhaxeeya Puntland iyo qabiil.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wuxuu sheegay in dadka degan gobolka Haylaan ay kala hadleen arrimaha amniga iyo sidii ay ula shaqayn lahaayeen Dawladda,isagoo nasiib darro ku tilmaamay dadkii sheegay in dagaalka Galgala ula xirriro ama salka ku hayo qabiil.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiir Kuxigeenka arrimaha Amniga Puntland Cabdi Jamaal Cismaan Maxamuud oo u waramaayay Horseed Media kana mid ahaa wefdiga Puntland ee halkaas tegay ayaa sheegay in socdaalkooda uu si wanaagsan kusoo dhamaaday

 

Mudane Cabdi Jamal are the real true leaders of Puntland and know what is good for their people. Job well done .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this