Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Xirsi oo farriin u diray taageerayaasha xisbiga WADDANI ee dalka UK

Recommended Posts

Deeq A.   

“Munaasabadda u astaysan horumarinta Burco iyo soodhaweynta maayarka magaalda Burco ee mudane Maxamed Case oo ka qabsoomaysa magaalada London waa aan hambalyaynayaa.

Waxa aan madaxda iyo taageerayaasha xisbiga WADDANI ee qurbaha ka codsanayaa in ay isbarbar taagaan wixii mashaariic horumarineed ah oo ay wax kala qabtaan maayarka, waxaana aan rejaynayaa in aad Burco iyo qarannimadaba u midowdaan, isuna kaashataan!

Xisbiga WADDANI mar kasta waxa uu u taagan yahay dhismaha iyo horumarinta dalka, ilaalinta wadajirka iyo iskuhaynta bulshada.” Xirsi Cali Xaaji Xasan

FB_IMG_1713027536592.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this