Xaaji Xunjuf Posted April 11, 2024 He is right though the country is basically 3 countries plus Alshabaab for the past what 25 years or so the only thing they agree is on in deeqa calaaamka si si siman loo qeybsado hahaha ,, hada xita dastuur heshiis lugu ma aha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 11, 2024 Puntland: Haddii Soomaaliya ay kala tagto waxaa masuuliyaddeeda qaadaya madaxweyne Xasan Sheikh Khamiis, April, 11, 2024 (HOL) - Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay, in wax ka bedelka dastuurka ay horseedi doonto kala taga midnimada Soomaaliya. Madaxweyne Ilyaas Lugatoor ayaa sheegay, haddii Soomaalidu ay kala qaybsanto in madaxweyne Xasan Sheekh uu keligiis mas'uuliyadeeda qaadayo. Hadalka madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa yimid, xilli Puntland dhawaan ay shaacisay inay u dhaqmayso sida dowlad madax bannaan, iyagoo kalsoonadii kala noqday dowladda federaalka. Maalmo kadibna maamulka Puntland ayaa bilaabay inuu wafdi u diro Ethiopia, si ay ulasoo yeeshaan wada xaajoodyo ku saabsan in Ethiopia ay iskaashi dhow la yeelato maamul goboleedka Puntland. Sidoo kale, Puntland ayaa ka hortimid go’aan kasoo baxay dowladda federaalka Soomaaliya, kaasoo ku saabsanaa in la xiro qubsuliyadda ay dowladda Ethiopia ku leedahay magaalada Garowe. Geesta kale, madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay tabasho kaste oo la qabo in aysan cudur daar u noqon karo in shisheeye loo raadsado kaalmo. Wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in ay ku dhaqanto wax ka beddelka lagu sameeyay dastuurka dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 11, 2024 the last 25 years the Puntland leaders never ever mentioned uttered something as treasenous as leaving Somalia ever they never done that never mention it , xidhiidka way ka jaran xukuumadaha ka jira bunkerka from time to time. But they never questioned the unity of somalia ever no matter. what but this seems different , now offficials in garowe are saying the unity of somalia is danger they never said such thing ever Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 11, 2024 3 is too under reported I believe minimum 6 Quote Share this post Link to post Share on other sites