Sign in to follow this  
Deeq A.

๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐”๐Š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐ž๐ฒ๐ฆ๐ข๐ก๐ข๐ข ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ฅ๐š๐ก๐ž๐ฒ๐ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Recommended Posts

Deeq A.   

Arrinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo masuuliyiinta Safaaradda UK ee Muqdisho, Soomaaliya, xilli dhowaan Somaaliya laga cafiyay deymihii lagu lahaa.

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Safiirk kuxigeenka UK ee Soomaaliya Mudane Sam Thomas, kulanka oo saaco qaatay kadib ayaa Safiir Sam waxa uu shaaciyay in uu u xaqiijiyay Wasiirka Maaliyadda XFS in Dowladda UK ay kansashay dhammaan daybihii ay ku leheyd Dowladda Soomaaliya 100%.

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi I. Cige oo war qoraal ah soo saaray ayaa ku tilmaamay tallaabo guul ah oo Soomaaliya u soo hoyatay taas oo daba socota goโ€™aankii ay dhawaan gaareen Wadamada ku bohoobay ururka Naadiga Paris, goโ€™aankaas ayaa dhigayay in Dowladda Soomaaliya ay wadahadalo gaar gaar ah la qaadato dalalka Paris Club, si loo sii dhameystiro cafinta deymaha ay lee yihiin dalalka qaarkood.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this