General Duke Posted June 25, 2009 Xarakada Alshabaab oo balan qaaday daryeelka iyo xanaaneynta afartii dhalinyaro ee ay gacmaha iyo lugaha ka jareen. Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo maanta goob fagaare oo ku taal Xeradii Maslaxa ee Suuqa Xoolaha ku fuliyay xukun gacan iyo lug is dhaaf ah oo ay ka jareen afar dhalinyaro oo ay dhowaan Maxkamad ay leeyihiin ku xukuntay xukun gacan iyo lug is dhaaf oo laga gooyo. Boqolaal dadweyne oo ka soo qeyb galay goobtii fagaaraha aheyd ee lagu fulinayay xukunka gacan iyo lug goynta ayaa qaarkood dareenkooda siin waayay inay daawadeen, waxaana badankooda ay jooga ka dhaceen dabadeedna ay suuxeen. Mid ka mid ah dadkii ka qeyb galay fulinta xukunkaas ayaa sheegay inay arkayeen dhalinyarada oo laga jarayo gacanta midigta iyo lugta bidixda oo is dhaaf ah, waxaana dhalinyarada laga goynayay ay ahaayeen kuwo qeylinayay. Wakiilka Xarakada Alshabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo goobta kula hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in ay qaateen masuuliyadda daryeelidda iyo Nafaqeynta dhalinyarada xukuna lagu fuliyay. "Maanta Ilaahey xukunkaas baa la fuliyay dad qaaticu dariiq ah baa lagu fuliyay xukun gacan goyn iyo lug ah, waxaana ilaahey uga baryayaa inuu towbad u noqoto, waxaana balan qaadeynaa wixii tasiilaad ah iyo daryeelidooda inta ay kala qabsanayaan dadkooda waana xanaaneyn doonaa"ayuu yiri Sheekh Cali oo intaa ku daray in Mujaahidiintooda ay dhabarka u ridan doonaan wax u qabashada raga ay maanta ka gooyeen xubno muhiim ah oo jirkooda bani'aadanimada kadib markii lagu eedeeyay inay fal dhac geysteen. Sidoo kale ayaa waxaa uu digniin u diray dad uu sheegay in ay dadka dhacaan iyo kuwa wax xada kuwaasi oo uu sheegay in lagu fulin doono hadii la qabto xukunka ay ka qabto shareecada Islaamka hadii aysan ka towbad keenin. Si kastaba ha ahaatee xukunkan oo ah kii u horeeyay ee noociisa Xarakada Alshabaab ka fuliyaan Magaalada Muqdisho ayaa ku soo aadaya xilli hey'adaha xuquuqda aadanaha ay dhaliilayeen qaabka loo xukumay oo ay ku sheegeen inay tahay fal cadow-tooyo iyagoo ka dalbaday in la joojiyo fulinta xukunkaas, inkastoo ay Xarakada Alshabaab ka dhaga fareysatay dabadeedna ay si toos u fulisay. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2009 Taking care of them, right. This was wrong to do, there's gotta be other ways for punishing these people without disabling forever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 25, 2009 ^^^Indeed they disabled your mind with promises of Shangoole, thats a tragedy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2009 For once, say something without bringing Shangoole into it.The man seems to be on your mind constantly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 25, 2009 ^^^lool. No Shangoole is not a big issue, its the way you get all nervous and unbalanced when his name is mentioned. Will he use his Swedish health insurance to help the youths his group disabled for life? :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 25, 2009 ^I'm sure you are heart broken. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 25, 2009 Ilaah ha bogsiiyo dhallinyaradan yaryar ee runtii dhibaatadu haysato dembigoodana ha dhaafo. Runtii waa cajiib middidan lala ordayo oo la leeyahay dad baa wax dhacay iyadoo kuwana la laynayo. i wonder inta ay dembi aan ciqaabtiisa aysan marin ay la baxsadeen kuwa arrintan fuliyey. I don't know waxa ay wiilashaani geysteen and obviously as Che said there could have been another alternative other than this one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 25, 2009 Originally posted by Che -Guevara: ^I'm sure you are heart broken. Why not imagine those faces and then imagine them losing their limbs, its more than heartbreaking. Where was the court, the evidance, the winesses. Remember the girl that got stoned in Kismayu, that was aloe more than heartbreaking. Quote Share this post Link to post Share on other sites