Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo cunaqabatayn kusoo rogay shirkado afrikaan ah oo xidhiidh la leh Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

 Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn kusoo rogtay shirkado xidhiidh la leh Ruushka, waxaana uu ku eedeeyay shirkadahaasi inay qayb ka yihiin dhaqdhaqqyada sharciga ka baxsan ee uu Ruushku ka wado Afrika, sida ay sheegtay dowladda Maraykanka.

Sababaha ka dambeeya cunaqabtaynta iyo loolaalanka Maraykanka iyo Ruushku ay ku loolamayaan Afrika.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this