Jacaylbaro Posted December 11, 2008 Ask him directly ,,, he will be here soon Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 11, 2008 ^There is a rumour he was born there (thats what he told me anayway) but I have my doubts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 11, 2008 JB:dhag cas burco hawada uunbuu ka maqlay. Norf adigana, burco maku dhalatay, mise adna another dhag cas ayaad tahay saaxib(:? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted December 11, 2008 LoL Saxib kumaan dhalan laakin laigama garto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 11, 2008 looooooooooooool@la igama garto ,, Is Redsea taking an exam or something ?? ,, he is not even reer burco markaa muxuu dadka waydiinayaa ,, and last time i checked he is not even reer Hargeisa ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 11, 2008 Norf seen. waryee Jacda, gx babyy.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted December 11, 2008 JB, RedSea waa reer Hargeisa saaxiib. I can tell from his baala xoofto... Norf isaga xaalkiisu waa fog yahay. Yes I know him....very nice guy from Burco by birth of course Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 11, 2008 loooooooooool@gx ..... adigu reer sallaxley xataa ma tihid ,,, reerka Maxamed Axmed degana ma tihid ,, oodweynena warkeedaba daa ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 11, 2008 waar Jaw! salaxley iyo oodwayne aad ii celisay waamaxay? Hargeysaay Hargeysaay, Hargeysaay waxaa tahay, Halkey hooyo igu xanbaartee, Igu habtee naaskee lool.. Ka awoow ka awow baanu ku nidhi. sh. madar ka hor ayaan meesha anigu joogay. Markaa show some respect. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 11, 2008 Sheekh madar ka hor waan garanayaa meeshaad joogtaye ,,,, ka daayoo ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 11, 2008 sawir ayaan hayaa anoo 1 sano jira oo hargeisa iska raaxaysanayaa oo xoolkaygii yaraa iska jira kawaran. do you have prove. adiga xataa research ayaan kugu sameeyey laftaada waxaan soo ogaaday noloshaada inteeda badan ka hor qaxii inaad rer hargeysa ubadnayn ee aad u badnayd xamar, baydhabo, gorowe iyo meel layidhaa caabud waaq? maxaad ka qaban jirtay meelahas warkaaga cadii? siiba gorowe iyo meelahaas maxaa kaa galay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 11, 2008 ... taasi waa Ilaahayow Kellida kaga hagaajiye ,,, lol Yes anigu intaa aad sheegtayba waan soo maray iyo weliba meelo kele oo badan ,,, waana intaan ku dheerahay. Bal post that PIC here and let everyone see the damn photo ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 11, 2008 waa gobolkii S/landtaba dhalay waa gobolkii halyeeeyada iyo halgamayaasha waa gobolkii guusha iyo geesinimada, waa togdheer. Reer togdheerow isu taaga isdiiwangelinta, isu taaga horseednimada iyo hogaankad caanka ku ahaydeen maalinta qaranimada loo halgamaayo. Isu taaga midnimada iyo ismuujintiinii aad tusaalaha u ahaydeen umada reer somaliland. Reer togdheerow maanta waa maalin qaran, maanta waa maalin gobol, maanta maaha maalin xisbi, Maanta waa maalintaynu muujin lahayn tiradeena ay tayadu ku dheehan tahay reer togdheerow. Maanta waa maalin taariikhiya, taariikhduna iyada isqorta ee taariikhda halkaynu kaga ooli jirnay inagaga dhiga. Reer togdheerow gawaadhida inoo istaadha soo gura dadka aan goobaha codaynta imaan karin ee meelaha fog fog degan. Soo gura dadkii halganka iftiinka u ahaa ee reer hawd, gaadha Gaashaamo ilaa iyo Gawlalaale, kuna soo daadiya dadka goobaha codaynta ee xuduudaha ku yaala. Reer togdheerow nabadana ilaaliya ilfeejigana yeesha, balanteenuna waa maalinta ugu horaysa isdiiwaangelinta ilaa maalinta ugu danbaysa yaan laga seexan, yaan laga nasan, hana loo samro safafka dhaadheer ee dadka isdiiwangelinaya iyo cadceeda la taagan yahayba, dadka waaweyn iyo kuwa xanuusanayana u naxariista si ay markiiba isu diiwangeliyan oo safafka xagooda hore u baneeya. Waxaanan idin leeyahay TAARIIKH IYO TUSAALAAD TOGDHEEREY KU CAANTAHAY Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 11, 2008 Thats thats the rallying cry for the boys in budhadh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted December 11, 2008 JB sawiro reer Hargeisa oo queue ugu jira registrations uu soo gashey SOL, reer Burco camera ma haystaan miyaa? Norf1 show dig out and show us some pics dee.. Budh rag wada haysta ha la arke dee Quote Share this post Link to post Share on other sites