General Duke Posted June 27, 2006 Maleeshiyada maxkamadaha oo saldhig ka qabsadey Col. Qaybdiid Muqdisho- 27.June.2006 Maleeshiyada Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee magaalada Muqdisho ayaa xaley saqdii dhexe la wareegay gacan ku haynta saldhig ciidan oo hogaamiye kooxeedka Col.Cabdi Qaybdiid uu ku lahaa wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Saldhig maleeshiyadkan oo ku yiil wadada Muqdisho uga baxda dhanka degmada Afgooye gaar ahaan halka loo yaqaan Siinka-dheer. Maleeshiyaadka Midowga Maxaakiimta ayaa weerar gaadmo ah oo ay qaadeen xaley saqdii dhexe waxay maleeshiyada Cabdi Qaybdiid kala wageegeen gacan ku hayntii saldhigaasi oo muhiim u ah isu socodka gaadiidka ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Weerarkaasi ay qaadeen Maleeshiyada Maxkamadahu ma ayan jirin cid wax ku noqotey oo ka tirsan labada dhinac, waxaana qadar socotey israsaaseyn mudo la is waydarsanayey. Col.Cabdi Xasan Cawaale(Qaybdiid) wuxuu ahaa hogaamiye kooxeedkii ugu dambeeyey ee ku biira isbahaysigii jirtaan beelay ee la dagaalanka argagixisada waxaa kale oo uu ahaa xubintii ugu horeysay ee ka baxa Isbahaysigaasi markii lagaga awood roonaadey dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho. Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Col.Cabdi Qaybdiid oo ku aadan fariisinkan ciidan ee lagala wareegay. Axmed Aar SBC Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted June 27, 2006 This group is very organized. small steps but graudually progressing slowly. This is probably the begining of second round, totaly taking over Moqdisho. Overall it is better if one group takeover moqdisho. Good by warlod Qaydiid we will not listen your cry. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xarago Posted June 27, 2006 The gradual decline of warlodism era....when will the wind oif change reach Bay and Bakool? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharmakee Posted June 27, 2006 I wonder when will col yusuf join the ranks of this newly captured warlord. Maybe this time badabo will become a new islamic court or ICU Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 27, 2006 ^^^ You can day dream. I wonder how long Hassan Dahirs new venture will last? The question is why do these courts sign an agreement if they can reach Baidoa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted June 28, 2006 He is the Only warlord with big guns who remains in Muqdisho. Waa in la safriyaa back to the deserts of Mudug or be captured and brought to a court for his crimes. Ninkaan isagaa ugu xumaa qabqabloo dhan qabiil walbana waxbuu ka laayay. Ilaa iyo hadda wuu soo indha cad yahay. About time they sent him out of town or make him face the music He is a huge threat to the security and the well being of the city and its residents. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 28, 2006 Originally posted by Xarago: The gradual decline of warlodism era....when will the wind oif change reach Bay and Bakool? Markee Waqooyi Galbeed iyo Togdheer ka xureyaan the last throes and remnants of the last regime. When they liberate those gobolo, then the 'wind of change' finally reaches somewhere. Otherwise, it ain't gonna reach no where, let alone pass Afgooye, the closest town to Xamar that is warlord-controlled and occupied, but supposedly ignored by the 'maxkamadaha' since the occupier is the Korneel Awey's distant cousin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 28, 2006 ^^ileen Af noolina waa hadlaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 28, 2006 Af waakoo, meey liki aamee ayaa la yiri! Ka soco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted June 28, 2006 Good! One by one they go. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted June 28, 2006 MMA! good retort. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted June 28, 2006 Positive development, Mahkamaha have to deal with the likes of Qaybdiid and I suggest to include Indha'adde in the list to clear all doubts that they are a mere clan courts that aim not for the common good but clan hegemony. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted June 28, 2006 Funny dress! Tacbaan.com, tuutihii CIA-du u qaybisay ayuu soo xirtay, what kind of signal is he sending out? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 29, 2006 A/qaybdeed, should hand over his guns to the courts to spare any blood shed. Whats the point of fighting? His clan has a court it is Alfurqan... Quote Share this post Link to post Share on other sites