AYOUB Posted October 20, 2007 Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ``Waxaa ilaalo naga haya Itoobiya, waxeyna amar ku siiyeen cid kasta in aanan loo soo dhaafi karin 2 kili mitir`` Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka gaabsaday magaciisa, sababo la xiriira ammaankiisa, ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya in ay ilaalo ka hayaan fadhiyada baarlamaanka, ayna ku war geliyeen cid kasta in aysan u soo dhaafi karin meel ay calaamadeeysaan oo 2 kilo mitir u jirta halka baarlamaanku ku shirayo, wuxuuna sheegay in taasi ay muujineyso in dowladda federaalka ay ``Dadka qaar baa waxey dhihi jireen Soomaaliya waxaa lala doonayaa in ay noqoto kililka 6-aad, tii baa hadda muuqata, waayo ma jirto ihaano ka weyn in qof sheeganaya dowlad ay ilaalo ka hayaan ciidamo Itoobiyaan ah" ayuu yiri xildhibaankaasi, wuxuuna sheegay in Itoobiyaanku ay haystaan dalka, wuxuuna ku tilmaamay C/llaahi Yuusuf in uusan aheyn madaxweyne Soomaaliyeed, balse uu la mid yahay madaxweynaha kililka 6-aad "Annaga oo dhan isku mid baan nahay, cid ka tirsan dowladda federaalka oo uu maanta hadal u egyahay ma jiraan, qofkii sharaf leh waa kan uu maanta ILLAAHEY ka dhex bixiyo ilxumada halkan Baydhabo taal, waxaan arkeynaa dadka sheeganaya masuuliyada dowladda oo u kala dhuumanaya sarkaal Itoobiyaan ah, haddana sheeganaya dowladnimo" ayuu yiri xildhibaankaasi, wuxuuna intaasi raaciyey in Soomaaliduu hore ay ahaayeen dad wanaagsan balse ilmihii ay dhaleen ay noqdeen dad aan damiir laheyn oo dano gaar ah ku kala xiran, Qaranimadii & dowladnimadii ay u soo halgameen aabayaasheen & awoowayaasheenna ku tuntay. Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar dayniilecom@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted October 20, 2007 Originally posted by AYOUB: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka: Soomaaliduu hore ay ahaayeen dad wanaagsan balse ilmihii ay dhaleen ay noqdeen dad aan damiir laheyn oo dano gaar ah ku kala xiran, Qaranimadii & dowladnimadii ay u soo halgameen aabayaasheen & awoowayaasheenna ku tuntay. You forgot to edit/remove this part before posting the article. At the very least, put some spin on it. Unadulterated truth like this is hard to swallow on these forums. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 20, 2007 Originally posted by AYOUB: Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ``Waxaa ilaalo naga haya Itoobiya, waxeyna amar ku siiyeen cid kasta in aanan loo soo dhaafi karin 2 kili mitir`` Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka gaabsaday magaciisa, sababo la xiriira ammaankiisa, ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya in ay ilaalo ka hayaan fadhiyada baarlamaanka, ayna ku war geliyeen cid kasta in aysan u soo dhaafi karin meel ay calaamadeeysaan oo 2 kilo mitir u jirta halka baarlamaanku ku shirayo, wuxuuna sheegay in taasi ay muujineyso in dowladda federaalka ay ``Dadka qaar baa waxey dhihi jireen Soomaaliya waxaa lala doonayaa in ay noqoto kililka 6-aad, tii baa hadda muuqata, waayo ma jirto ihaano ka weyn in qof sheeganaya dowlad ay ilaalo ka hayaan ciidamo Itoobiyaan ah" ayuu yiri xildhibaankaasi, wuxuuna sheegay in Itoobiyaanku ay haystaan dalka, wuxuuna ku tilmaamay C/llaahi Yuusuf in uusan aheyn madaxweyne Soomaaliyeed, balse uu la mid yahay madaxweynaha kililka 6-aad "Annaga oo dhan isku mid baan nahay, cid ka tirsan dowladda federaalka oo uu maanta hadal u egyahay ma jiraan, qofkii sharaf leh waa kan uu maanta ILLAAHEY ka dhex bixiyo ilxumada halkan Baydhabo taal, waxaan arkeynaa dadka sheeganaya masuuliyada dowladda oo u kala dhuumanaya sarkaal Itoobiyaan ah, haddana sheeganaya dowladnimo" ayuu yiri xildhibaankaasi, wuxuuna intaasi raaciyey in Soomaaliduu hore ay ahaayeen dad wanaagsan balse ilmihii ay dhaleen ay noqdeen dad aan damiir laheyn oo dano gaar ah ku kala xiran, Qaranimadii & dowladnimadii ay u soo halgameen aabayaasheen & awoowayaasheenna ku tuntay. Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar dayniilecom@hotmail.com What a Gonzo! He suddenly woke up from the slumber yeah? What did he expect an invading army to do? Hand over complete power to the locals? Isnt he late by,what,a half dozen or so months? Let him identify himself,I bet he is one stooge who was probably hawkish about the invasion. Now that he is not getting favors(read money) from the invading army,he is switching sides? Castro,Wlc back Quote Share this post Link to post Share on other sites