Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani oo ku Qabtay Burco Tartan lagu Xusayo Mujaahid Xasan Guure

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga WADDANI oo ku Qabtay Burco Tartan lagu Xusayo Mujaahid Xasan Guure

Hargeysa(Qaran news)-Masuuliyiinta xisbiga WADDANI ayaa kormeeray koob lagu xusayo Alle ha u naxariistee mujaahid Xasan Guure oo magaalada Burco ka socda.

Tartankan waxa agaasimay daladda Tallo-wadaag oo xisbiga WADDANI la shaqaysa.

Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase, xoghayaha macdanta iyo Tamarta Deeq Axmed Yuusuf iyo Mawliid Yuusuf oo ka mid ah madaxda dalladda Tallo-wadaag ayaa kormeeray habsami u socodka tartankan oo ah mid bulshadu si weyn u daawato.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this