Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirka Todobaadka iyo badhtamaha Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240402-WA0009.jpg

Caasimadda Somaliland ee Hargaysa waa mid ka mid ah magaalooyinka dunida ugu amaanka badan iyada oo ay dhawaan noqotay magaaladda ugu amaanka badan isla markaana ugu danbiga yar qaarada Africa.

Magaaladda Hargeisa ayaa waxa lagu qiyaasaa in ay hada ku noolyihiin Milyan iyo Todoba boqol oo kun, iyada oo xiligani ay dawladda hoose ee Hargaysi ay wado dib u dhiskii iyo habayntii ugu balaadhnayd ee lagu sameeyo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this