Jabhad Posted January 1, 2007 Koonfurta Magaalada Muqdisho oo Gawaaarida lagu dhejiyey Sawiro Geeddi iyo Zenawi... Dhanka Koonfureed ee magaalada Muqdisho ayaa maalmahan lagu arkayey in gawaarida lagu dhejiyey sawirka Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi iyo Ra'iisul wasaaraha Dawladda Federaalak Kumeel Gaarka ah, arrintaas oo sii xoojineysa shakiga laga qabo xiriirka gaarka ah ee u dhexeeya Zenawi iyo Geeddi. "Zenawi ma waxa uu rabaa in uu Koonfurta Muqdisho ka hir geliyo qabqable dagaal oo cusub" ayuu yiri qof sawirkan arkay. Sawirka hoose waxaa qaaday hay'adda wararka ee AP. Quote Share this post Link to post Share on other sites