Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubinta ay soo xuleen xisbiga Waddani Waxa uu ka soo jeedaa qoys sharaf leh

Recommended Posts

Deeq A.   

XUBINTA KOMISHANKA EE WADANI AY MAGACAABEEN.

Siciid Maxamad X. Cismaan aniga wuu iga yaraa oo garanmaayo, laakiin waxaan garanayaa qoyskuu ka soo jeeda, waa qoys reer Burco ah oo ku sifoobay edaab, akhlaaq diimeed, dhaqan Muslim, dad nabadeed aabbihii wuxuu ahaa ganacsade ilaahay uu sharaf iyo muslinimo uu ku manaystay oo caan ku ahaa Magaalada Burco.

Waan soo dhawaynayaa anigoo Kulmiye ah waxaan leeyay duuduub hallagu asaxiyo Siciid Maxamed Xaaji Cismaan

MAHADSANID.

CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this