Sign in to follow this  
RedSea

Ethiopia is IN for rude awakening!

Recommended Posts

RedSea   

Muqdisho ayaad moodaa in Somali loo soo diray in ay badbaadiso. Xabashi in badan ayey dadku ka nasan kariwaayeen meelkasta oo ay somali ku nooshahay oo ay u awood sheganayeen ilaa iyo ay galeen caasimada iyo halbawlihii Somalia, Muqdisho.

 

Waxaase maal mahan soo ifbaxay in Ethiopia ay kusii socoto jab iyo halaag inoo wada muuqata, taaso u ah guul ninkastoo Somali ah oo xabashi dhib ku haysay.

 

Mujrim Melez Zenawi waakii uqaylo tagay aduunka oo yidhi ciidankiisu way ku go'doomeen somalia. Maalin walba waxaa laga dilaa ama laga dhaawaca ciidan fara badan.

 

-Awal hore Ethiopia daqaale shisheeye oo kayimaada aduun waynaha sida U.S, EU ayey ku joogeen meesha. Laakin waxaad moodaa in EU ay aragtay xaqiiqda dhabta ah oo ah in Ethiopia ay meesha kawado dhib, dil iyo xasuuq shicib aysana ujoogin nabad sugid.

 

-Faalo kale: Doorasha soosocda ee Maraykanka kolba kii qabsada wahaa hubaal ah in aanay 'Bush's Policy' sii wadi doonin, ay halkaas ku lumi doonto taageeradii Maraykanka ee Ethiopia ku wajahnayd. Sidaa awgeed.

 

-Ethiopia wiiqantay awoodeedii military inkastoo ay aduunku taageero siiyaan. Taasina hoos udhacday, hadii ay istagto tagerada dunidu ama se qaarkeed, waxaa looyaaba Ethiopia. Waayo? waxay markaa noqonaysaa in ay iskeed ubadbaado iyadoo kujirta 'hostile enviroment' oo markaa dadka iyo ciidibu ay ku dhaqaqaan.

 

-Awoodii xoogaga wax iska caabinta iyo dibu xoraynta way sii kobcayaan, walina sifiican may uhawl galin.

 

-Waqti wuxuu lajiraa sokeeye oo ah xoogaga dib uxoraynta somaliyeed.

 

Hal sanaa wali lama gaadhin inta ay hawshu socotay. Dad badan dhibaatoode, laakin wixii kadanbeeya waxa somali meelkasta ay joogta ku noolaan 'Ethiopian free somali affairs'. Siyaasad bilaa Ethiopia ah iyagoon ka warwarayn xabashi iyo dhibteeda.

 

Maanta waxaa gacan kuhaynta buula burte iyo degmada Matabaan lawareegay kooxaha dib uxoraynta. Taasi waxay kutusaysaa sida Ethiopia loo jilciyey ilaa ay daba kajadeesi oo kabaxdo somalia waalagu wada dagaal hadh iyo habeen ah. Siiba habeenkii. :D

 

Cadowgu hajabo.

 

Sharaf iyo ciso kudhimo,

Shaydaan madow adeec ayey dhaanta.

 

Allahu Akbar!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this