Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani Oo Burco Ka Furay Tartanka Cirro Cup

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga WADDANI oo Burco ka Furay Tartanka Cirro Cup
IMG-20240330-WA0012.jpg
Hargeysa(Qaran news)Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ayaa Tartanka Cirro Cup si rasmi ah uga furmay magaalada Burco.

Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha, Guddoomiyaha gobolka Togdheer ee xisbiga WADDANI mudane Axmed Afyare, xubno ka mid ah hoggaanka garabka dhallinyarada Heer Qaran iyo heer gobol, Xoghayaha Amniga, xoghaye xigeenka xidhiidhka gobollada, Xildhibaan Axmed Muuse Jaamac iyo masuuliyiin kale ayaa daahfuray tartanka.
Dhallinyarada ka qayb galaya tartanka ayaa musharrax madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro uga mahadceliyay fulinta tartankan iyo sida uu dhallinyarada u dhiiri gelinayo.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this