Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne  Biixi oo maanta Golaha Wakiilada u gudbiyay xubintii Xisbiga WADDANI ee guddida doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay inuu Golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyay Komishaneer Siciid Maxamed Xaaji Cismaan oo ahaa xubintii Xisbiga WADDANI uu ku bedelay Komishaneerkii is casilay.

Golaha Wakiilada ayaa la filayaa inay u qaadi doonaan codka kalsoonida si uu u  guto waajibaadkiisa, una buuxiyo booskii dhinaa ee dhinaca Guddiga Doorashooyinka  Qaranka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this