Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland President meets Yemeni Foreign Minister Al-Qirbitours historic Islamic site

Recommended Posts

Dr Faroole oo kulan la qaatay wasiirka arimaha dibada Yemen

 

11669.jpg

 

Sanca(WNT)-Madaxweynaha Puntland Dr, Cabdiraxman Maxamad Farole ayaa 3 Oct, 2010 kulan la qaatey Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Yamen Dr. Abu Bakr Al-Qirbi Kulankaan ayaa ahaa mid lagaga hadley xiriirka dhow ee Puntland iyo dalka Yamen islamarkasna diirada lagu saarey sidii loo kordhin lahaa xiriirka soo jireenka ee Puntland iyo Yemen.

 

Dhinaca kale madaxda labada dhinac ayaa ka hadley sidii Somalia loogu soo dabaali lahaa nabad waarta dalka oo dhan. Yemen oo kamid ah wadamada ugu badan oo aay joogan qaxootiga Somaliyed, ayaa kamid ah wadamada aadka u daneeya dagnaashaha Somali. Waxa kaloo labada dhinac kawada hadleen sideey isaga kaashan lahaayeen dagaalka ay kula jiraan kooxaha mayalka adag, tahriibta, burcad badeedka iyo wadamada shisheeye oo xaalufka ku haya bada Yemen iyo Somalia u dhaxeeysa.

 

Waftiga Madaxweynaha Puntlnad ayaa maalintii Sabtida ku tukadey masjidka ugu da’da weyn taariikhda Islamka, Al-Djanad waxaa la dhisey xiligii Rasuulka Muxammed (scw), waxaay kale oo wafdigu booqdeen meelo kale oo Taarikhi ah.

 

Dowladda Puntland ayaa waxaa ka go'an iney xiriirka dhow la yeelato wadamada dariska la ah dalka.

 

Xafiiska saxaafada ee Madaxweynaha Puntland

 

plpresidency@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by August 1st:

It's the Yemeni Ambassador to Somalia, a familiar face of late.

I meant the man sitting by Faroole. Not the one sitting next to Ilkajir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this