Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la Kulmay Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la Kulmay Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan maanta Xafiiskiisa kula qaatay Nikolia Rogosaoff oo ah Wakiilka cusub ee Xafiiska Qaramada-midoobey ee Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo is barasho ahaa waxaa ku wehelinayey Wakiilka cusub masuulkii xafiiska uga horeeyey Simon Strachen.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha waxaa kulankan ku wehelinayey Maayer Caasimada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil iyo Masuulin kale.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this