Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Madaxbannaan Ee Dastuurka oo Nuqulka Cutubyada 1-aad -4aad Ku Wareejiyay Guddiga Lasocodka Dasocodka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Madaxabannaan Dib – u- Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa u soo bandhigay Guddiga La socodka Dastuurka BFS nuqulka kama dambaysta ah cutubyada 1aad-4aad , oo lagu dhafay natiijada aragtiyihii iyo soo-jeeddimahii dooddii Baarlamaanka, latashiyada iyo aragtiyooyinka dadweynaha Soomaaliyeed.

Guddiga Madaxabannaan Dib – u- Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa ku sameeyay taxliilin, turxaan- bixin iyo lafagur una bedelay luuqad Dastuuri ah soo jeedimihii doodahii Baarlamaanka, latashiyada iyo aragtiyihii dadweynaha Soomaaliyeed kuna daray nuqulka kamadambaysta ee cutubyada 1aad-4aad Dastuurka loo gudbin doona Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this