Sign in to follow this  
Deeq A.

Farqiga u dhexeya Wax-ka-Beddelka Dastuurka KMG iyo Mid Rasmi ah ee JFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) oo dhaqangalay 2dii Agoosto 2012 wuxuu faraya dhammeystirkiisa ka hor afti dadweyne ee lagu tala galay in la qabto ka hor dhammaadka mudda xileedkii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) oo aheyd 20kii Agoosto 2016 sida ku xusan qodobbada 133, 134, iyo 136 taaso aan dhicin ilaa maanta. Sidaas oo kale, qodobka 137 wuxuu tilmaamaya Wax beddelka dastuurka rasmiga ah (final constitution) aftida dadweyne kaddib ayadoo meelmarinta wax ka beddelkaas la raacayo qodobka 132. Sida awgeed, wax ka beddelka dastuurka qabyada ah (kmg) ah iyo kan rasmiga ah ee aan weli la gaarin waxaa u dhexeeya farqi.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this