guraad Posted August 26, 2003 Ilaa 50 qof oo ka soo jeeda goboladda lamagac baxay Soomaaliland ayaa ku soo fool leh shirka Mabagathi. Dadkan oo ilaa hadda 25 ka mid ihi ay qaateen fiisooyin waxaa ka mid ah rag culus oo ka tirsanaa jabhadii SNM iyo weliba odoyaal. Dadkaas waxaa ka mid ah ninka la yidhaahdo Dhege Weyne. Ilaa 50 qof ayaa loo qoondeeyay in ay ka yimaadaan goboladda woqooyi ( Somali Land). Inta aan weli fiisooyinka qaadanina waxaa la filayaa inay qaadanayaan maalmahan soo socda. Somalitribune.com 25/8/03 Quote Share this post Link to post Share on other sites