Sky Posted November 14, 2005 After the Bin Ladin Group, the CCECC arrives in Puntland. I've been hearing about CCECC delegations checking things out in Puntland for years. They frequently visited Gaalkacyo. Now there is finally some action, or so it seems. The Gaalkacyo-Garoowe road is in bad shape and that's an understatement. Its in stark constrast to the Garoowe-Boosaaso road which looks brandnew. Shirkadda China Civil Engineering Construction Corp. oo ka hawl geleysa Puntland Boosaaso - 14.November.2005 Shirkad dhisme oo laga leeyahay waddanka Shiinaha laguna magacaabo China Civil Engineering Construction Corporation ayaa lagu wadda in ay hawlo dayactirro ah ka fuliso deegaannada Puntland. Saraakiil ka socota shirkaddan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobollada Puntland, ayaa sheegay in shirkadda China Civil Engineering Construction Corporation ay hawlo dayactir ah ka samayn doonto waddooyinka laamiga ah gaar ahaan jidka isku xira magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo iyadoo sidoo kale la filayo in ay shirkaddu dayactirka iyo fidinta dekedda magaalada Boosaaso ay gacan ka geysato. Saraakiil ka socota shirkaddan ayaa maanta booqday dekedda magaalada Boosaaso, iyo dhismaha terminalka ah ee ka socta garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Saraakiishan ayaa waxaa warbixino ku siiyey garoonka iyo dekedda magaalada Boosaaso, wasiir kuxigeenka hawlaha guud iyo gaadiidka, Yaasiin Cartan Maxamed iyo agaasimaha waaxda dekedaha, Salaad Faarax. Mas’uuliyiinta ka socota shirkadda dhismaha ee Shiinaha ayaa maanta ka dhoogay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso waxana garoonka ku sii sagootiyey wasiir kuxigeenka hawlaha guud iyo gaadiidka, Yaasiin Cartan Maxamed, iyadoo la filayo in ay shirkaddu dhowaan ka hawl gasho deegaannada Puntland. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com Companu Site: http://www.cbw.com/company/ccecc/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 14, 2005 Good news. Indeed.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 14, 2005 Shirkada Dhismaha ee dalka CHINA oo wafdi balaaran usoo dirtay Puntland Bosaso:- Waxaa maanta kormeer ku tagay Dekkada iyo Airporka Bosaaso wafdi balaaran oo ka socda shirkada dhismaha ee China Civil Engineering Construction Corporation. Wafdigan oo isugu jira madax sare oo kamid ah maamulka iyo Injineero, shirkadan ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb qaadato hawlaha horumarinta iyo mashaariicda Dhismaha ee laga fulin doono Dowlada Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Shirkadan ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb qaadato mashruucyada lagu dayactirayo jidka dheer ee isku xira magaalada Caasimada Garowe iyo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Shirkadan ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay fuliso dhismaha balaarinta dekkada Bosaso, oo kamid ah mashruucyada waaweyn oo ay dowlada Puntland ku darsatay qorshaheeda 5ta sano ah. Wafdigan ayaa maanta kormeero kusoo maray dhismaha ka socda Airporka Bosaso International oo uu hada ka socdo dhismo baaxadleh oo maray heer gebo gebo ah. Waa markii ugu horeysay oo shirkada dhismaha ee dalka Shiinaha ay soo gaaraan dalka Soomaaliya tan iyo intii ay dagaalada ka dhaceen dalka Soomaaliya. Dalka Shiinaha ayaa horey uga fuliyey dalka Soomaaliya mashruucyo kala gedisan oo dhismo ah oo ay kamid ahaayeen jidadka Laamiyada. Waxaana lagu wadaa in Shiinaha uu dib u dayactiro jidadkii uu ka dhisay deegaankan Puntland oo hada u baahan in laamiga laga bedalo. Xassan Ciise HorseedNet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
sigma Posted November 22, 2005 beware of chinese investment in africa, i have read many reports from all over africa of chinese investment in infrastructure,hotels etc. granted we need to rebuild but i am wary of us all being drawn into a neo-colonial domiance with the east as well as having to deal with the continuing domiance of the west. thoughts anyone? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Simple_Muslim Posted November 22, 2005 Sigma, you raised a good point. Though we need to be carefull of foreign investments flowing in to Somalia, it is one of the hopes for economic revival. And since this is one of the first Chinese investments, it should not be a big concern. Thats my take. Quote Share this post Link to post Share on other sites