Wigad Posted January 13, 2008 Dagaal ayaa aroornimadii hore ee saaka ka dhacay degaanka dhaban Saar oo 70Km dhinaca Hawdka Koofureed kaga toosan magaalada Laas Caanood, kaasoo u dhexeeya maamullada Somaliland iyo Puntland. Wasaarada gaashaandiga ee jamhuuriyadda la baxday Somaliland, war-saxaafadeed ay maanta ka soo saartay, magaalada Hargeysa, waxaa ay ku xaqiijisay in dagaalkaasi oo ay ku sheegeen in uu ahaa wax ay ugu yeereen duullaan ay ku fariisimada Somaliland ku soo qaadeen ciidamada Puntland. Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland, Cabdirishiid Barkhadle Warsame, ayaa beeniyey in ciidamadooda ay qaadeen wax weerar ah, isagoo sheegay in dadweynihii degaankaasi ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Somaliland. Wasaaradda gaashaandhigga ee Somaliland waxay sheegtay in dagaalkaasi saaka ay ku soo qab-qabteen qaar ka mid ah ciidamada Puntland oo gaaraya ilaa 20, kuwaasoo uu ku jiray sida ay yiraahdeen taliyihii Puntland ee aaggaasi iyo saraakiil kale. Sidoo kalena, waxay Somaliland sheegtay in ay gaadiidna ku soo qabsadeen dagaalka. Puntland ayaanan haba yaraatee soo hadal qaadin saraakiisha la sheegay in looga qabsaday dagaalkaasi iyo gaadiidka, wuxuuna wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland sheegay in lagu soo gar-darrooday degaan ay Puntland leedahay oo Somaliland ay ku soo duushay shacab degaankaasi deggenaa, oo isla markaana loo geystay khasaare. bbcsomali.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 13, 2008 Ayaan daro! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wigad Posted January 13, 2008 Ayaan daro indeed brother but then its not only somaliland and puntland its the whole of somalia thats ayaan daro right now Quote Share this post Link to post Share on other sites
Akash Posted January 13, 2008 Yeah, Saalih, You are right.. this is Ayaan Daro, but this its the Part of the Ethiopian Campian agains the Whole Somalis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted January 13, 2008 The devastating consequences of war are inevitable... Where are the ululating SoL cheerleaders to comment on the going-ons? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted January 13, 2008 I expect Dukey, Emperor and a few of the other cheerleaders to tell us that they have soundly beaten somaliland driven them out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamster Posted January 14, 2008 What is Somaliland doing other people's lands? Laba Xiniinyood; how would you feel the boys from hargeisa coming to Xiingalool and breaking hell? How would that make you feel? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted January 14, 2008 I think Somaliland did a big mistake by carrying out yet another provocative attack against locals. This attack will only speed up an all out war between Locals(reer Sool)and Somaliland which will create a massive displacement. Here are the so called prisoners, to me they look like a bunch of Geeleey rounded up for the camera - A big propaganda I tell yeh Quote Share this post Link to post Share on other sites