Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu Traders accept new reality..

Recommended Posts

Ganacsatada gobolka banaadir oo dib uga howl galay dekada weyn ee Muqdisho

 

(Muqdisho)-Ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay bilaabeen howlaha dejinta iyo ka dhoofinta ee dekedda magaalada Muqdisho oo mudadii la soo dhaafay muran uu ku dhex taagnaa DFS iyo ganacsatada..

 

Guddiga gnacastada gobolka banadir oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadalay qorshe lagu yaraynayey qiimo koror horay loogu sameeyey badeecadaha ka soo dega dekadaha waaweyn ee dalka kaasi oo muran xoogan dhaliyey.

 

 

 

Wada xaajod dheer ka dib ayaa waxaa masuuliyiinta dawlada iyo ganacsatadu isla garteen in meel dhexe wax laysug keen lana dabciyo qiimo kororkii lagu sameeyey badeecadaha ka soo degaya dekadda magaalada Muqdisho.

 

 

 

Dekadda magaalada Muqdisho ayaan hadda muddo bil ah wax badeecad ahi ka soo deign ka dib markii uu mrun xoogan oo xagga cashuuraha ku saabsan uu soo dhex galay ganacsatada iyo dawlada taasi oo hadda wada hadal lagu dhameeyey.

 

 

 

Xarunt wararka Waayaha.net

 

Editor@waayaha.net

 

waayahanet@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this