Sign in to follow this  
Deeq A.

𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚: 𝐅𝐮𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨

Recommended Posts

Deeq A.   

Maalgashiga lagu sameeyo caafimaadka waddan wuxuu udub dhexaad u yahay hormarinta bulshada iyo dhaqaalaha dalkaas. Caafimaadka bulshada oo wanaagsanaada wuxuu suurtageliyaa bulsho horumarsan, wax-soo-saar sare leh, xasilooni amni iyo mid siyaasadeed leh, kuwaas tiirar muhiim u ah dhismaha mustaqbal waagsan ee waddan kasta.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this