Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI oo Dirays Ciyaareed u kala Diray Kooxaha Magaalooyinka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga WADDANI oo Dirays Ciyaareed u kala Diray Kooxaha Magaalooyinka Somaliland
IMG-20240322-WA0002.jpg

IMG-20240322-WA0001.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Agaasimaha Guud ee Xarunta Xisbiga WADDANI Mudane Siciid Xaashi Cali oo ay weheliyaan Kuxigeenkiisa Mudane Khadar Xasan Axmed, Xoghayaha Gobolka Maroodi-jeex Mawliid Dacar iyo xubno ka mid ah garabada dhallinyarada ee heer qaran iyo heer gobol, ayaa Xarunta dhexe ee xisbiga waddani ku wareejiyay agabka ciyaaraha ee gobollada iyo degmooyinka Somaliland Qaybdtoodii 3aad oo kala ah:

1. Gobolka Awdal
2. Gobolka saraar
3. Degmada Gacanlibaax
4. Degmada Salaxlay
Agabkan ayaa qayb ka ah Koobka Murashaxa Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo laga qabtay guud ahaan gobollada iyo degmooyinka dalka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this