Fabregas Posted June 17, 2008 Garoowe:-Waxaa maanta ay Maamulka Puntland ay gaar siiyeen dalka Jabuuti deeq xoolo ah oo ay ugu deeqeen ciidanka fadhiya jiida hore ee buuraha Gabla halkaas oo ay isku hor fadhiyaan labada ciidan ee Jabuuti iyo Eratareey Waxaa sidoo kale maanta ka dhacay xarunta Maamul gobaleedka Puntland ee Garoowe Banaanbax looga soo horjeedo Eratareey halkaas oo lagu gubay calanka Eratareeya http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=9466 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 17, 2008 Maamul Goboleedka Puntland oo gubay Calanka Erateriya & Xasan Af Qudhac Oo Laascaanood Wax ka qaban waayey Eretaria ku haysta Jabuuti bay weerartay iyadoo bannaanbax ay soo qaban qaabiyeen maamulka Puntland oo kaashanaya saraakiil Ethiopian ah,oo ku sugan Garoowe Dhinaca kale Saraakiil Ethiopian ah oo ka dhex muuqday dadkii la soo ururushay in ay mudaharaadka sameeyaan ayaa waxay aad ugu boorinayeen in calanka Eratreia la gubo si ay saxaafada Ethiopia oo ku sugnayd taswiiro uga qaadato sida Waltainfo iyo ENA sarkaalka U jooga dawlada Ethiopia Magaalada garoowe ayaa ku eedeeyey, Dowladda Erateriya in ay tahay fidno soo dheeraatay oo dooneysa in nabadgelyo xumo ku abuurta Geeska Afrika. web page Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 17, 2008 Labadan LAND u jajabnaa dadyowga kale, dadkooduna u gacan adkaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted June 17, 2008 ^Nuune, ragaan meeshaas maamula maba xishoodaan. Hal maalina kamaysan hadlin dhibka Xamar kataagan iskaba daa inay caawiyaan masaakiinta laga soo barakiciyay guryahooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted June 18, 2008 Nuune well put sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kashafa Posted June 18, 2008 Labadan LAND u jajabnaa dadyowga kale, dadkooduna u gacan adkaa I hope nomads can now understand the need to dismantle the dhabodhilif entities of Riyaale and Cade 'Butac' Muse. Somalia burns at the hands of Ethiopian arsonists, and the self-styled Lands celebrate their alliance with the Mother Ethiopia, and aid, abet, and enable it's murderous campaign down South, as if it was business as usual. Nothing to see here folks, move along. But let Djbouti, favourite brothel of the West, get into a fake meaningless tussle with Eriteria, and they issue sanctimonious declarations of support and condemnation. But hey, ain't no biggie. Cuz even though they both traffic in the sale and extradition of Somali citizens, old and young, scholars and mothers, to Ethiopia, even tho they allow Etho soldiers to roam their territory freely, and set-up bases, and use their ports to unload tanks used to destroy their brethren, even in the face of all that, it's all worth it , cuz they are Peaceful and Stable , and that's all that matters in the world Peace and Stability Ilaahow caqli-xumi aa kaaga mangalay. Ilaahow aragti-gaabni aa kaaga mangalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 18, 2008 Very bad comparism ,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites