Sign in to follow this  
Jacaylbaro

President Rayaale Condemns Eritrea's Aggression

Recommended Posts

Fabregas   

Garoowe:-Waxaa maanta ay Maamulka Puntland ay gaar siiyeen dalka Jabuuti deeq xoolo ah oo ay ugu deeqeen ciidanka fadhiya jiida hore ee buuraha Gabla halkaas oo ay isku hor fadhiyaan labada ciidan ee Jabuuti iyo Eratareey

 

Waxaa sidoo kale maanta ka dhacay xarunta Maamul gobaleedka Puntland ee Garoowe Banaanbax looga soo horjeedo Eratareey halkaas oo lagu gubay calanka Eratareeya

 

http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=9466

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamul Goboleedka Puntland oo gubay Calanka Erateriya & Xasan Af Qudhac Oo Laascaanood Wax ka qaban waayey Eretaria ku haysta Jabuuti bay weerartay

 

iyadoo bannaanbax ay soo qaban qaabiyeen maamulka Puntland oo kaashanaya saraakiil Ethiopian ah,oo ku sugan Garoowe

Dhinaca kale Saraakiil Ethiopian ah oo ka dhex muuqday dadkii la soo ururushay in ay mudaharaadka sameeyaan ayaa waxay aad ugu boorinayeen in calanka Eratreia la gubo si ay saxaafada Ethiopia oo ku sugnayd taswiiro uga qaadato sida Waltainfo iyo ENA sarkaalka U jooga dawlada Ethiopia Magaalada garoowe ayaa ku eedeeyey, Dowladda Erateriya in ay tahay fidno soo dheeraatay oo dooneysa in nabadgelyo xumo ku abuurta Geeska Afrika.

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Nuune, ragaan meeshaas maamula maba xishoodaan. Hal maalina kamaysan hadlin dhibka Xamar kataagan iskaba daa inay caawiyaan masaakiinta laga soo barakiciyay guryahooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Labadan LAND u jajabnaa dadyowga kale, dadkooduna u gacan adkaa

I hope nomads can now understand the need to dismantle the dhabodhilif entities of Riyaale and Cade 'Butac' Muse.

 

Somalia burns at the hands of Ethiopian arsonists, and the self-styled Lands celebrate their alliance with the Mother Ethiopia, and aid, abet, and enable it's murderous campaign down South, as if it was business as usual. Nothing to see here folks, move along.

 

But let Djbouti, favourite brothel of the West, get into a fake meaningless tussle with Eriteria, and they issue sanctimonious declarations of support and condemnation.

 

But hey, ain't no biggie. Cuz even though they both traffic in the sale and extradition of Somali citizens, old and young, scholars and mothers, to Ethiopia, even tho they allow Etho soldiers to roam their territory freely, and set-up bases, and use their ports to unload tanks used to destroy their brethren, even in the face of all that, it's all worth it smile.gif , cuz they are Peaceful and Stable smile.gif , and that's all that matters in the world smile.gif Peace and Stability smile.gif

 

Ilaahow caqli-xumi aa kaaga mangalay. Ilaahow aragti-gaabni aa kaaga mangalay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this