Sign in to follow this  
Deeq A.

Haya’adda ICAO Oo Soomaaliya ugu yeedhay si wax looga weydiiyo xadgudubyadii ay ka sameeyeen hawada

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20240316-WA00171.jpgHayadda ICAO, qaybyeeda bariga iyo koonfurta afrika oo xaruntoodu tahay Nairobi ayaa si deg deg ugu yeedhay Hayadda Duulista ee Somalia, ka dib muddo bil ah oo ay ku fashilmeen wax ka qabashada maamulka hawada ee aan wali lagu heshiin.

Khalkhalka iyo dhibka ka taagan hawda sare ee Soomaaliya iyo Somaliland waxa abuurtay dawlda Somalia oo dhowr diyaaradood oo u socday Somaliland hawda ka celisay, taasi Somaliland ka jawaabtay in hawadeeda ay iyadu maamulanayso.

Waxa kale oo hore u jiray in ay dawlada Somali ay ka baxday heshiiskii ahaa in hawada dalkii la isku odhan jiray Somali ay si siman ay u wada maamulaan Hargaysa iyo Muqdisho taasi oo ay heshiiskaasi jabisay dawlda Somalia.

Arinta hawada maamulkeeda ee dalkii la isku odhan jiray Somalia waa in dib loogu celiyaa hay’ada ICAO- tan iyo inta xal waaraa uu imanaayo, ama waa in dhankastaavuu hawadiisa masuul ka noqdaa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this