Wigad Posted April 20, 2008 Ciidamada Ethiopia oo Caawa Masjidka Al,Hidaaya ku Gowracay ku dhawaad 20 Ruux oo rayid ah dad kalena ay haystaan Ciidamadaasi. Submitted by wararka on Sun, 04/20/2008 - 17:07. Muqdisho. 20. April .2008. (Sh.M.Network)- Ciidamada Ethiopia ayaa caawa Masjidka Al hidaaya oo ku yaala Xaafada Waxaracadde ay ku goraceen ku dhwaad 20 Ruux oo Rayid ah tiro intaasi ka badana ay haystaan ciidamadaasi iyadoo la tilmaamay in ciidamadaan ay kaabayaan kuwa dhawaan lagu soo tababaray dalka Ethiopia. Ciidamadaan oo aad u fara badan ayaa gudaha u galay masjidka AL hidaaya waxaana la tilmaamay in si ka baxsan bina Aadnimada ay u gooraceen ku dhawaad 20 Ruux oo rayid ah tiro intaasi ka badana ay haystaan Ciidamada . Mid ka mid ah haweynka deegaanka Waxaracade gaar ahaan Masjidka Al hidaaya ayaa Shabelle u sheegtay in ciidamada Ethiopia ay ugu hanjabeen in hadii Xaafada lagu Soo Weeraro ay gooracayaan haweynka islamarkaana ay sheegtay in horteeda lagu gowracay 20 Ruux tiro intaasi ka badan waa ay haystaan Ciidamada Ethiopia ayaa waxaa kaabaya Ciidamada DFKM gaar ahaan kuwa lagu soo tababaray dalka Ethiopia waxaana jirin cid ka hadlaysa dilalka ay ciidamada Ethiopia u geysanayaan Shacabka Somaliyeed. OMG ilaahay ha unaxareesto my god :mad: :mad: waan danbaabi doonaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Gowrac as they used mindiyo mise gowrac as they used madaafiic ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted April 21, 2008 JB does it matter? dil waa dil uun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted April 21, 2008 Allaha unaxariisto jannada allaha geeyo inti dhimatay Cabdulahi yuusuf alllaha ka abal mariyo dhibka umada somaliyed Ugeestay ..aamin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 21, 2008 Dil waa dil but yes it matters how ,,,,, sometimes Quote Share this post Link to post Share on other sites