Juje Posted September 24, 2009 Warsaxaaadee ka soo baxay Xafiiska warfaafinta Madaxtooyada DKMG ah ayaa lagu Sheegay in Sheekh Shariif Sh Axmed iyo wafdigii uu Hogaaminayey ee Socdaalka ku joogay Dalka Sacuudiga ay ka Qeyb galeen Furintaanka Jaamacad Cusub oo laga furay Dalkaas Madaxweynaha soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed waxaa maalintii talaadada(22-09-2009 ) u suurta gashay in isaga iyo wafdigiisa ay gutaan cumro, Madaxweynaha ayaa markii ay cumradu u dhamaatay wacdiyay Wafdiga la socday ka dibna kacbada dhexdeeda ugu duceeyay Wafdiga la socday gaar ahaan guud ahaana dalka soomaaliya iyo Dalkaba in EEBBE ka dulqaado. Madaxweynaha Maalintii Arbacada(23-09-2009) Waxaa uu ka qeyb galay furitaanka Jaamac casri ah oo la yiraa “Jaamaca Boqor Cabdla ee Sayniska iyo Tiknooloojiyada, oo lagu tiriyo jaamacadaha ugu casrisan uguna hormarsan aduunka. furitaankaas oo ay ka soo qeybgaleen Boqoro, Madaxweynayaal ka kala yimid aduunka dacaladiisa Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Jaamacada waxaa uu yiri “Waa Jaamac nooceeda oo kale uu yar yahay, Waxayna Jaamacad noocaan oo kale ah ay xaqiijineysaa faaido badan”. furitaanka jaamacadu waxay ku soo beegmaysay sanadguuradii 79aad ee Boqortooyada Sucuudiga, sidaa darteedna Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu Boqorka Boqortooyada sucuudiga iyo Shacabka Sucuudigaba uu u gudbiyay Hanbalyada, Dowlada Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliya ee ku aadan maalintaa ku weyn Sucuudiga. Madaxweynaha Waxaa uu uga mahad celiyay Boqortooyada Sucuudiga sida ay u garabistaagneyd soomaaliya, waxaana uu ka codsaday in xiligaan loogu baahi badan yahay garab gargaar bani’aadanimo, mid diplomaasi labadaba. Madaxweynuhu wuxuu shirar goon gooni ah la qaatay Madaxweynayaal uu ka mid yahay Madaxweynaha Yaman, Cali Cabdulaahi Saalax, Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele, Madaxweynaha Turkiga Cabdulaahi Gol iyagoo ka wada hadlay xiriirka soomaaliya iyo dalalkaas iyo sidii loo sii xoojin lahaa loona horumarin lahaa. Madaxwyenuhu wuxuu ka anbabaxay xalay Dalka Sucuudiga isagoo gaaray dalka maraykana si uu uga qeyb galo shirka Qaramada Midoobay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted September 24, 2009 Mashallah, Viva sheikh shariff Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 24, 2009 Juje, where is the Pic with him meeting the King? Thats not the King Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 24, 2009 shariifku wax suudhka ayuu ku qurux badnaa ilayn ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted September 24, 2009 ^LOOOOOOOOOOOOOOOOOO OOL waa runtaa walee wuuba yaraaday asagoo dhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 24, 2009 Madaxweynuhu wuxuu shirar goon gooni ah la qaatay Madaxweynayaal uu ka mid yahay Madaxweynaha Yaman, Cali Cabdulaahi Saalax, Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele, Madaxweynaha Turkiga Cabdulaahi Gol iyagoo ka wada hadlay xiriirka soomaaliya iyo dalalkaas iyo sidii loo sii xoojin lahaa loona horumarin lahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted September 24, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: shariifku wax suudhka ayuu ku qurux badnaa ilayn ,,,, Can you imaging Riyaale oo labo qayd xiran ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted September 24, 2009 my ALLHA HELP THE PRESIDENT I see buglanders and the cowerds are angry heeeee Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 24, 2009 ^ lool he sure needs all the help he can get. One thing is for sure the Somali people can say this man is no leader, he was a puppet who has no clue what's going on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted September 24, 2009 ^^^I SEE you dont know abut the former president WALAHI HOW PEOPLE change Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 25, 2009 Your President might have already got the kinda help that he needed from Allah which is to be to be what he wanted to be, a Somali President. Nevertheless, now he needs your help so I command you to take the AK 24/7 and start shooting those "buglanders and the cowerds who got angry" by seeing these pictures Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted September 25, 2009 ^^^^ i have already STARTED my AK 24/7 is hot hot hot Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted September 25, 2009 I see now but let me ask you this, are you doing it for free or your good uncle is wise enough to give your good share of the cake? Quote Share this post Link to post Share on other sites