Xaaji Xunjuf Posted September 19, 2010 Ciidamo iyo Gaadiidka soo goostay Maamulka Puntland Monday, 20 September 2010 Ciidamo iyo Gaadiidka soo goostay Maamulka Puntland Burco-(TogdhNews)-Cidamo iyo Gaadiid ka tirsan Maamul goboleedka Puntland ayaa Caawa Fiidkii isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka ee Jiida hore ee gobolka Sool . Ciidaman ayaa tiradooda lagu sheegay in ka badan 200 oo Wata Saddex Baabur oo Tikniko ah, Waxaan cidamada ay dhamaantood ka soo jeedaan Degaanka gobolka Sool. Wixii warar ah ee Faah faahsan kala soco Shebekadda Togdheernews Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 19, 2010 Lol@Bintiland classic name invented by Garaad Jamac Garaad Ali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted September 19, 2010 Khat must be flowing in reer Waqoyi households lately, there seems to be a repeat of certain topics and reactions over and over again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 19, 2010 Originally posted by Libaahe*: Lol@Bintiland classic name invented by Garaad Jamac Garaad Ali. Yeah garaad jamac is hilarious Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 20, 2010 The clan enclaves era of popularity has diminished. Its time for people of Northern Somalia to set aside differences and to collectively mobilize towards polital maturity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 20, 2010 Xudeedi that is what is happening anyway, gradually but surely I say. Quote Share this post Link to post Share on other sites
juma-nne Posted September 20, 2010 horta waa iga suaale militatriga Buntiland ma SSC bay kasoo wadajeedaan? Sabatoo ah dee ilaa labo sano inta hadda lagajoogo marba boqolaal ciidan iyo gadiidkood oo soo goostaan maqlaa. oo weliba hadda aiy kasii dartay oo marna aad maqlaysid waxaiy u goosteen SSC marna Soomaliland. War ciidanku farabadanaa Haday saa tahaiy dee daraawishatani waa tii Soomaliya oo dhan qabsan lahayd Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted September 20, 2010 Bintiland!! Gabar maynoqotay? la idinka shid Quote Share this post Link to post Share on other sites