Cowke Posted November 4, 2009 PhotoNews:Daawo Dadkii maanta lagu xukumay Maxkamada Magalada Bosaso Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobolka Bari ayaa maanta xukun ku riday dad kala duwan oo lagu eedeyay inay xiriir la leeyihiin ururo lagu tilmaamay inay yihiin aragagiso kuwaasi oo jooga Dalka Soomaaliya Shanta nin ee lagu eedayay inay xiriir la leeyihiin Ururada Argagaxisada oo fadhiya Maxkamada Dhalinyarada la soo eedeyey oo qaar kood maxkamada ka qiray inay xiriir la leeyihiin Ururka Alshabab Cali Gacamey oo ka mid ahaa Macalimiinta Boosaaso ayaa dhalintii la xirneyd ay ku tilmaameen inuu siin jiray Hubka Sheekh Maxud Samatar Maxud oo ka mid ahaa Macalimiinta jaamaca oo laga siidayay ka dib markii uu dhaartay Gudoomiyaha Maxakamada Boosaaso oo xukunka ka akhrinaya Maxkamada Horteeda SBC International-Boosaaso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted November 4, 2009 daldalaad in lagu xukumo ku fiicnaan lahaayeen ama alshabaab loo dhiibo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted November 4, 2009 Bossaso admin is quick to respond to security concerns that may impact on the local civilian lives. These al-shabab related loonies are detained and sentenced and will send a strong warning to trouble-makers who dare jepordize Bossaso peace and stability, they will not get away with it and will be apprehended, named and pictured and shamed and then sentenced. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 4, 2009 Misleading title as usual .............. What is has Alshabaab to do with the hijacking ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ilka-dahable Posted November 4, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: Misleading title as usual .............. What is has Alshabaab to do with the hijacking ?? adigu hadaad aragtid al shabaab magaceed in wax loo haystaa moodaa war nimanka alshabaab baa loo dirayaa si ay gacan iyo lug is dhaaf ah u soo gooyaan oo ay soo celiyaan nimankaan bussiniski pirateska mid kale damceen in ay ka ag furaan waa in wax laga qabtaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted November 4, 2009 Ilka-Dahable it is bit hard to criticize the pirates because they are not going around puntland streets raping and killing or looting local properties. Nor have they attempted to hijack Puntland admin as they strictly stay out of politics. Anyways The pirates are concern but it's not as a big concern as shabab as these people actually harm locals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted November 4, 2009 Ilka-Dahble that is why puntland admin has not been as fast to responding to the pirates. Because these peoplea are not affecting the locals in direct way. But once the locals are affected in a direct way, watch them get their act together because this can lead to clan war-fare if people find out their clans-people have been getting killed. So Pirates might be a huge international thing, but as for the ground it is not affecting people like shabab who go around beheading, raping, and looting locals. That is the big difference many somalis dont see Quote Share this post Link to post Share on other sites