Sign in to follow this  
Deeq A.

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐡𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐜𝐮𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧.

Recommended Posts

Deeq A.   

GIVogIeXsAAPpbp.jpeg

Waxaan Halkan Hambalyo ugu dirayaadhamaan macaamiisha Shirkadaha Dahabshiil Group iyo ummada Islaamka dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaanan Ilaahay ka baryaynaa inuu dhammaanteen inaga aqbalo acmaasha saalixa ah, Bishan bisheedana inagu gaadhsiiyo cimri-dherer, caafimaad-qab iyo cibaado suubban. Ramadaan Mubarak.” Abdirashiid Duale, CEO Dahabshiil Group

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this