Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirka Cirro Sidii Loo macmalay iyo sidii uu ahaa markii hore

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa bilaabmay ololihiì doorashada, waxa aan marnaba soconaynin beentii hore loogu galay doorashada ee ahayd hebel waa Somaliweyn iyo reer hebel waa Somaliweyn.

Sawirkani hoos yaala waxa ayaamahanba baraha bulshada wareejinaayay tageerayaasha xukuumadda Muuse Biixi. Waxna bulshada Somaliland ku waajib ah in la ilaashado midnimadooda waana in aan ololaha la galin wax lid ku ah qadiyada Somaliland.

Sawirkani hoos yaalaa waa sida uu ahaa markii hore iyo sida loo mac mamalay marka. Wax qabadkii 7 sano ahaa ee ina dhaafay ayaa la rabaa.

IMG-20240306-WA00001.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this