Xudeedi Posted September 9, 2010 Gobolka Haylaan Oo Caawa Ku Guuleystay Koobka Barnaamijka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan Waxaa caawa lasoo gaba gabeeyey Barnaamijka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ay warbaahinta Horseed Media sanadkaan u qabatay qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya iyadoo ay maalgelinaysay Shirkadda Telcom. Wareegi ugu danbeeyey ee Barnaamijka ayaa waxaa caawa kuwada tartamay gobolada Haylaan iyo Bari oo usoo baxay. Barnaamijka ayaa ku bilowdahay jawi degan,iyadoo laba dhinacba mid weliba uu ku dedaalayay sidii uu ku guuleysan lahaa koobka sanadkaan. Labada gobol ayaa sida barnaamijka sharcigiisu yahay la weydiiyey 10-su’aalood,waxaana markii ay kawada jawaabeen su’aalahaas lagu dhawaaqay natiijada Barnaamijka; Gobolka Bari Su’aalaha la weydiiyey 10 Su’aalaha ay ka jawaabeen 5 Su’aalaha ay ka faa’ideysteen 1 Gobolka Bari ayaa caawa soo hoyey isugeyn 11-dhibcood Gobolka Haylaan Su’aalaha la weydiiyey 10 Su’aalaha ay ka jawaabeen 8 Su’aalaha ay ka faa’ideysteen 1 Gobolka Haylaan ayaa iyagu caawa soo hoyey isugeyn 17-dhibcood. Koobka Barnaamijka soo socday Bisha Ramadaan waxaa caawa ku guuleysatay gobolka Haylaan,iyadoo dhowaan haduu Alle iidmo la qaban doono-d xaflad abaalmarino lagu gudoonsiin gobolada kala galay kaalmaha kowaad iyo labaad. Waxaa xusid mudan caawa in studiyaha barnaamijka laga soo tebinaayay ay goobjoog ka ahaayeen labo qof oo ka kala socday labada gobol ee caawa tartamaayay isla markaana loo soo wakiishay in ay marqaati ka noqdaan siduu barnaamijka u socday,iyadoo markii usoo gaba gaboobay ay soo dhoweyeen si wadajir ah qaabka ay wax u dhaceen. Waxaan mahadcelin balaaran ujeedinaynaa dhamaan goboladii ka qayb qaatay Barnaamijka mudada u socday,waxaana sanadkaan uu ahaa kii saddexaad ah Horseed Media u qabato gobolada Soomaaliya. Labada gobol ee caawa wada tartamay ayaa isugu mahadceliyey iyadoo ay sheegeen in ay ku qanacsanyihin natiijada barnaamijka,waxaana ay ku dhiirageliyeen warbaahinta Horseed Media iyo Shirkadda TELCOM in ay sii wadaan barnaamijkaan oo ah mid aqooneed. Gobolka Haylaan oo ay xarunteeda tahay degmada Dhahar ayaa sanadkaan waxay noqonaysa markii labaad ay ku guuleystaan Barnaamijkaan iyadoo sanadkii lasoo dhaafay ay ku guuleysteen oo ay ku tartamayeen magaca gobolka Sanaag. Tartamayaasha gobolkaas ayaa waxaa ay ka codsadeen maamulka Puntland in ay si shuruud la’aan kusoo daayan Agaasimaha warbaahinta Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo mudo ku dhow bil ku xiran xabsiga dhexe ee Bosaaso. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted September 9, 2010 Congrats to reer Highland ,I was one of their taageerayaashooda for sometime now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted September 9, 2010 The never ending contradictions, if Horseednet is a clan site than why did the government arrest the manager? It seems to be the most fair site out there because a media outlet knows their doing their job when both sides accuse it of being bias. Either the government is showing it is neutral when it comes to law by arresting him or horseednet is, by interviewing both sides. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gallad Posted September 9, 2010 ^What a pathetic argument. Why do you have to argue in every post. Every somali website is clan website. period. Xudeidi. where is haylaan? location wise. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 9, 2010 Haylaan is a region that borders Sool, Karkaar, Bari and Sanaag. Its governing district is Dhahar, which was part of Sanaag during the prior governments administrative division. Thanksful is desperate. The reason why Horseed manager was arrested has allready been elobarated by radio owners. The man has been critical about Faroole prior years and his arrest was due to old grievance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted September 9, 2010 If Horseednet is one than why did the government arrest the manager? Why did they defy the warning and interview Atam? I mean if they are clan wouldn't they and the government be on the same team? My point is that admit it is not a clan site since it defied the gov't, Xudeedi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gallad Posted September 9, 2010 Alasow of waaga cusub was once arrested by his clan leader qeybdiid. Does that mean waaga cusub is not a clan site? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted September 9, 2010 Xudeedi the region of Haylaan was established by Puntland by dividing the former region of Sanaag into two: Sanaag & Haylaan If you are against Puntland why are you running around with this name? I guess, the competition they won was between Puntland regions including Sanaag and all the rest and Haylaan won it. Also it seems you like competitions between Puntland regions? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 9, 2010 Well done to Haylan team for winning the Ramadan competition hosted by the fair news site HorseedMedia. Now as pointed out by many, this region which is still in development was created by the government of Puntland State, like Cayn & Karkaar. It is thanks to Puntland that it exists. Again well done to the team and to Horseedmedia for hosting this competion. Quote Share this post Link to post Share on other sites