Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdicasiis Xirsi Warsame ayaa golaha wakiiladu osku raaceen in uu ka sii mid ahaado gudiga doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ahargeysa, (Qaran news)-Golaha wakiilada Somaliland ayaa madaxweynaha ka diiday in gudiga doorashooyinka qaranka Somaliland laga eryo xubinta xusbiga Waddani u matalaayay gudiga doorashooyinka
img_1_1709465580108.webp
Cabdicasiis Xirsi Warsame ayaa madaxweynahu golaha wakiilada ka codsaday in gabi ahaanba laga saaro gudiga doorashooyinka kadib markii uu ku eedeeyay in aanu gudiga la shaqayn karin, taasi oo golaha wakiadu maanta diideennisla markaasina uu Cabdicasiis xirsi Warsame uu ku laaban doono shaqadiisii.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this